22/03/2023
Ramadaan MUBARAK dhammaan umadda muslimka ah meel walpa oo ay dunida daafaheda ka jogan ilahy tanteeda caafimaad qab ha inagu gaadhsiyo🤲
|| oscar ||
22/03/2023
Ramadaan MUBARAK dhammaan umadda muslimka ah meel walpa oo ay dunida daafaheda ka jogan ilahy tanteeda caafimaad qab ha inagu gaadhsiyo🤲
10/01/2023
Ciyaar sxbtinimo oo udhaxaysey xulalka chana🇬🇭 vs Mozambique🇲🇿 ayaa lgu kla tagey kadib markii chana penalty loo dhigay Mozambique oo hal goal lahedna ay diidey in penalty gaas sax yahay
29/11/2022
Ciyaarta k**a dambaysta ah__ portugal oo ugudubtey wareega 16 koobka aduunka
goalka wxaa ku sifobay bruno __ ronaldo haduuzan munaasabada ka qayb gali lahyn oo uu goolhya khalkhal galin lahayn kubada bortuhu meeshisa ayuu ku froze gareyn lahaa
qofna wx igama galin, goalka indhahyga wxaa leh ronaldo🤩🤩🤩
22/11/2022
Man United iyo Ronaldo wxy ku heshiiyen inay kala tagaan,waxaa labaabi,iyey qandaraazkizi 🤝
Odaygu kooxdee ayu ku biiri doona january?
31/10/2022
Football is about mutual respect and learning ❣
Kubadu waxay ku zaabzan thy is ixtiraam iyo is barasho ❣
01/05/2022
Eid mubarak
like zar sina shere gare
03/01/2020
s.ramos libaax
| 09:00 - 17:00 |