Sool gym laascanod
SOOL GYM
Kuso dhowaw page SOOL GYM LASCANOD🙏
LASCANOD
Xarunta jimicsiga sool gym waxa idinku dhamaystiran qalabkii jimicsiga iyo macalintiisiba
xarunta wayn ee Telesom ayu ku yala
WELCOME SOOL GYM
SOOL GYM LASCANOD
waxa dib u casriyayn la idinku sameyay xarunta jimicsiga sool gym iyado lagu soo kordhiyay qalab iyo goob cusub laga furay
Xarunta wayn ee telesom dabadeda aya la idinka furay
Sool gym Lascanod
EID MUBAARAK
Waxan hambalyo iyo duco u diraya dhaman umadda islamka
Bahda sool gym waxay dhaman ogaysinysaa asxabtii gymka ciyaari jirtay in gymki lagu sameyey dib uhabayn iyo goob cusub
Waxa gymkii lo jararay Xarunta wayn ee Telesomta dabadeda halka ayaa ino balana iyo malinta sabtida
SOOL GYM LASCANOD
Wuxu dhaman ugu hambalyeynaya umada muslinta ah curashada bisha barakaysan ee ramadan
Kuwo dhowada SOOL GYM LASCANOD waxa kugu diyaara macalimintii iyo qalankii jimicsiga misan kordhin iyo misan dhimisba nagala so xidhidh pagekan iyo numberada Telesom 063:4034606 090:5988821
14/12/2024
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Laascaanood