06/12/2025
Bismillah....
Mahadnaq ...
Waxaa mahad oo dhan u sugnaaty illahy oo si qurux badan noogu dhameeyey
Waxaa marka labaad u mahadcineynaa Shirkada Telesom oo garab nagu siisey inaan cupka qabsano ๐ฅ๐
Waxa kale oo aan u mahadcelibeynaa dhammaan sports degmada kubadii qurux badaneyd ay so ban dhigeen akhlaaqdu ku dheehneyd
Dhammeenteen hormar wacan sxibyaal๐ฅ๐
Abaamarintii Saxansaxo Cup
1. Ali Mohamed Bille -best player ๐๏ธ
2. Ali Abdirahman -Top Scorer ๐
3. Muniir Mohamoud -Best Goal๐
4. Saki Ahmed Abdi- Best Referee ๐
04/12/2025