Captain xuseneey
Youngstars football club in luuq
๐๐จ๐ฎ๐ง๐ ๐ฌ๐ญ๐๐ซ'๐ฌ ๐๐จ๐จ๐ญ๐๐๐ฅ๐ฅ ๐๐ฅ๐ฎ๐
bahweynta baxada weyn
the empire farmly
๐ฃ bomb
12/12/2025
๐Hambalyo Aroos wacan ๐ฅฐ
๏บ๏บ๏บญ๏ป ๏บ๏ป๏ป ๏ปช ๏ป๏ป๏ปค๏บ ๏ปญ๏บ๏บ๏บญ๏ป ๏ป๏ป ๏ปด๏ป๏ปค๏บ ๏ปญ๏บ๏ปค๏ป ๏บ๏ปด๏ปจ๏ป๏ปค๏บ ๏บ๏บ๏ป๏บจ๏ปด๏บฎ
โ
Hambalyo, Hambalyo waxaan hambalyo meher iyo aroos oo farxadeeda leh halkan oga dirayna Ciyaryihankeena wayn marna Sxpken Shuceb Farah hassan yarow Chaka Boom iyo marwadisa wl Najmo Muxumad Buule oo manta arooskodu ka dhacay dagmada beled-xaawo waxaan idin leenahy noqda labadii isku waara ubad khayr qabana kala hela idim alle ๐ค๐๐๐น
26/10/2025
Congratulations ๐ ๐
Dhaman bahweynta baaxada weyn ee youngster's family Waxa ey tahniyad aroos Hawada umarinayan legend ahmed siraad iyo marwadisa samiro abdi
Waxan leenahay ุจุง ุฑู ุงููู ููู
ุง ูุจุงุฑู ุนูููู
ุง ูุฌู
ุน ุจูููู
ุง ูู ุฎูุฑ
iskuwaro oo ubad kala hela iden Allaha
Wiil iyo caano gabar iyo caano
29/08/2025
Dhaman bahweynta youngster's family
Waxa ey duco iyo safar salama
Hawada umarinayan legend
Abdiaziz Ali Mohamed iyo hoyo cabdiyo
oo manta safar ka ah dalka Ethiopia ๐ช๐น unasii jeeda xaga iyo dalka india ๐ฎ๐ณ
Nabad Allaha inku geyo
Hoyana cafimad sariic ah Allaha siiyo I.a
29/07/2025
Remember malin kamid ah malmihii mucjizada
27/07/2025
Congratulations ๐ tahniyad aroos
Waxaan halkan ugu Hambalyey neynaa legend ibrahim nur ibrahim iyo warwadiisa
Eid mubarak โจ๏ธ ูู ุนุงู ูุงูุชู ุจุฎูุฑ
30/04/2025
Congratulations ๐ ๐ ๐ ๐ฅณ
Weeding ceremony
Bahweynta Youngstars family wexey halkan hambalyo tahniyad aroos hawada ugu marinayan caruuska khadar siyaad mahamed iyo carusada maryam hasan sh abdullahi waxan idin leenahay ุจุง ุฑู ุงููู ููู
ุง ูุจุงุฑู ุนูููู
ุง ูุฌู
ุน ุจูููู
ุง ูู ุฎูุฑ ููุนู
ู kuwii isku waaro awlad bariyala kala lehe noqda idem alle wiil iyo caaro gabar iyo caano
Dhismoo dhaqma I.a
Hamza Abdi Barre
Mohamed Abdullahi Farmaajo
Hassan Ali Khaire
Abdishakuur Tarabi
Hassan Ali Abdullahi
Mahamed Abdi Ali
16/04/2025
Hambalyo Hambalyo Hamblyo
Dhamaan Bahweynta Youngstars iyo tagerayasha waxay Hambalyo hawada u marneynaa Gudomiyaha cusub ee sports e Dagmada luuq mudane Ana's bishaar.
Gudomiye Ana's wa shaqsi u Qalmo in noqdo gudomiyaha sports madaam u yahay shaqsi sports waxa badan ku dhax jiray fahmi karana dhaliyarada.
Gunaanad
Dhamaan bahda sports waxaa leenahay Gudomiyaha cusub hala so dhaweeyo Qof kalo ka mudan ma jirto
So dhawoow Mudane Gudomiye
30/03/2025
Lagends naadiga oo idin leh
Ciid wanagsan
CIID WANAAGSAN
Dhammaan bahweynta baxada weyn ee youngster's family iyo umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidda barakaysan ee Fidriga, waxana Alle weydsaneyna in uu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii Ramadaan.
Munaasabaddan farxadda Ciidul Fidriga waxaan ku boorrineyna dhaman muwaadin kasta in uu gacan ka geysto farxad gelinta dadkeenna tabaaleysan.
Ugu danbayntii, Eebbe waxaan ka baryeynaa in uu ciiddan ciiddeeda nagu gaarsiiyo dalkeenna oo nabad iyo barwaaqo ah, kuna sii tallaabsada jidka horumar. Ciid wanaagsan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Website
Address
Luuq