20/09/2025
Bismillaha
Match day
Hormuud Foodball Club vs Hilac Stars Fc
🏆Nooca ciyaarta = league dagmada
🤿Garsooraha= ??
⏰️Waqtiga 4:20
📅Taariikhda 20/9/2025
Waxaa naadiga dib ugu soo laabtay mid ka mid ah cptnadii ugu fiicnaa ee soo maray xoogweynta Moha Ibnu Ifiye oo wax badan kooxda ka maqnaa hadana dib ugu soo laabtay soo dhawoow cptn hoygaagii ku soo dhawoow
Daawasho wacan dhamaan xoogwaynta family
16/09/2025
Bismillah
Ciyaarta galab waxaan dheelaynaa 8 dhamaadka league dagmada
Match day
Hormuud Foodball Club vs Fc Waberi Stars Football Club
Nooca maaliyada aan ku coyaarayno galabta sawirka pageka hada ka muuqda taas ayaan ku dheelaynaa
⏰️ waqtiga 4:30
🏆nooca ciyaarta league dagmada
🤿Garsooraha ??
📅 Taariikhda. 16/9/2025
Daawasho wacan dhamaan Taageerayaasha Xoogwaynta
15/09/2025
Bismillah
Marka h**e Allah ayey mahad oo dhan usugnaatay waxaan Shaley galab ciyaarnay ciyaartii naga baaqatay darad
Natiijadii kulankii shalay galab
Hormuud Foodball Club 1:1 maakib football club
Goalka waxaa naadiga ka saaciday
⚽️ Deeqow xuseen basar (deeq deeqsi)
🎯 Sade
Waxaa la isla aaday goalkulaad
Hormuud united 5 :4 maakib football club
1 deeq deeqsi
2: maskax binow
3: saadaq shugri
4: macalin madaxey
5: Ayuub /mbappe
Man of the match
🎖️deeq deeqsi
Saas waxaan ugu gudubnay 8dhamaadka tartanka
Waxaan halkan ugu mahad celinaynaa dhamaan taageerayaasha xoogweynta oo shalay nagarab taagnaa natiijadana ma ahayn mid aad u qalanteen naga raali ahaada
Kooxda maakib shalay ciyaar qurux badan soo bandhigtay lkn nasiibkaa ka hiiliyay soo noqda idinkoo saan iyo si ka xoog badan
11/09/2025
Bismilaah
Marka h**e allah ayey mahad u sugnaatay oo dib isku keen soo celiyay bilooyin kadib
Marka xigto saad ogtihiin waxaa la furay suuqa Kala iibsiga ciyaartoyda mudo 30 saacadood ah
Kooxda ayaa la soo wareegtay 4 ciyaartoy
1:macalin madaxey
2:isaaq cabdullahi
3:saleeban shugri
4:sade
Ku soo dhawaada xoogweynta dagmada zxpyaal
Sidoo kle waxaa galab safka kooxda dib ugu soo laaban doono ciyaaryahan Amiyow oo in mudo ah safar nooga maqnaa
Maanta oo khamiis ah waxaan leenahay game
Hormuud Foodball Club vs football club
Nooca ciyaarta : League dagmada
Garsooraha : ??
Waqtiga : 4:45
Date : 11-9-2025
Daawasho wacan dhamaan taageerayaasha xoogweynta 💪
10/09/2025
Bismillah
Ogeysiis ogeysiis
Ku dhawaaqis macalin
Waa salaaman tihiin dhamaan taageraayasha kooxda waxaan idin ogeysiinaynaa in kooxda loo magacaabay macalin oo mudooyinkii dambe macalin la aan ahayd waxaana loo magacaabay wllken Moha Cilmi Iftin oo ah ciyaaryahan h**e hadana ka fadhiistay ciyaaraha hubaal waxaa ah inaa ka soo baxayso shaqada adag ee laguu soo igmaday soo dhawoow macalimow
Macalinka cusub gacmo furan halagu soo dhaweeyo
Ku soo dhawoow hoygaaga macalin
16/04/2025
Hambalyo Hambalyo Hamblyo
Dhamaan Bahweynta Hormuud Football Clup iyo tagerayasha waxay Hambalyo hawada u marneynaa Gudomiyaha cusub ee sports e Dagmada luuq mudane Ana's bishaar.
Gudomiye Ana's wa shaqsi u Qalmo in noqdo gudomiyaha sports madaam u yahay shaqsi sports waxa badan ku dhax jiray fahmi karana dhaliyarada.
Dhamaan bahda sports waxaa leenahay Gudomiye Anas hala soo dhaweeyo
So dhawoow Mudane Gudomiye Isborts kujacel adigana alle hakaa dhigo gudoomihii isku keeni lahaay dhalanyarada isburtska dagamada Luuq
20/02/2025
Bismillah
Marka h**e Allah ayaa mahad oo dhan u sugnaatay oo nagaarsiiyay finalkii 2 aad oo xariir ah kii h**e waa qaadney alxm kana I.a waxaan rajeynaynaa inaa ku guulaysano
Ciyaarta barito oo ah k**a dambaysta league dagmada oo loo qori tuuray 12 team ee heerka 1aad ee dagmada
Ciyaarta barito [final]
Hormuud Foodball Club vs Sh.Mahad football club
🏆Ciyaarta barito league dagmada [final]
🤿Garsooraha ??
⏰️Waqtiga 4:20 pm
📅Taariikhda. 21/2/2025
Dhalin yaro dadaalkeenii waxaa naga xigto 90 daqiiqo oo kaliya aan u dhabar adeegno guusho way dhawdahay
Daawasho wacan dhamaan family xoogwaynta
08/02/2025
OFFICIAL HERE WE GO CONFIRMED…
Kooxda ayaa si Rasmi ah ula wareegtay dafaaca birta ah
Ciyaar yahan ibro macalin
Waa mid kamid ah difaacyada ugu saameynta badan dagmada
Ibro macalim waxaan rajeynaa in aan guula Taariikhi ah Isla gaarno
Ku soo dhawoow xoogweynta dagmada si qalpi furan
07/02/2025
Natiijadii kulankii shalay galab
Kooxda ayaa ugudubtay quarter final league dagmada
Ayadoo ku soo baxdey qaab forfeit ah
3 points and 3 goals
⚽️ halaand
⚽️halaand
⚽️halaand
Sidoo kle waxaan ka xunahay in aan waayno kooxda ugu anshaxa wanaagsaneyd garoonka dhan banooni iyo dhan aqlaaqba waxaan gudiga garoonka ka codsaneynaa in wllahen lala fadhiisto oo cabashadooda la dhageysto lagana xaal mariyo waxey tabanayan
Hambalyo dhamaan taagerayaasha xoogweynta waa inoo kulanka xiga illaa dhamaadkana waan dadaali doonaa haduu alle idmo waa inoo cupka🏆🏅
05/02/2025
Bismillah
Biro oo khmais ah waxa leenahy geem waxan laleenahy dhigeena Hilac star
Champions dagmada vs Hilac Stars Fc
Garonka Luuq stadium
Waqtiga 4:40 pm
Taariikhda 6/2/2025
Dawasha wacan taageryasha Hormuud Foodball Club wad mahadsan tihiin dhamantiin
25/01/2025
Inaalillaahi wa inaa illahi raajicuun ma dhinte waa Allah
Allaha u naxariisto wllken abdi fatax Noor matan ahaana
gudoomiye ku xigeenka dagmada balad xaawo
Allow waa adoonkaaga u naxariiso kitaabkiisana midigta kasii
Waa geeri aad u xanuun badan runtii