04/08/2025
Wacdaro bey dhigeen gabdhaha xafada
page ka rasmiga ah ee kooxda Al jabra ee ka dhisan degmada luuq kana soo baxa xafada bohol yaxaaska
Wacdaro bey dhigeen gabdhaha xafada
04/08/2025
Natiijada horyaalka xafadaha Degmada Luuq galabta waxaa wada ciyaaray xaafadaha iyo dhigeeda ciyaartii waxay ku dhamaatay barbardhac oo is araga lugta dambe ayey ku kala bixi doonan
Hambalyo 2da xaafadood oo wada ciyaaray
Gaar ahaan xulka xaafada 🎉🎉⚽🏆
Guuleysta
Lukman Al Hakimi Media