Awbaale FC.

Awbaale FC. ku soo dhowaaw pageka rasmiga ah ee xaafada awbaale. follow daada waxay noo tahay dhiiro gelin.

Hambalyo hamblyo hambalyoNaadiga Awbaale ayaa ku guuleysaty koob lagu maamusayay xisbiga karaama Guul iyo gobanimo
26/04/2026

Hambalyo hamblyo hambalyo
Naadiga Awbaale ayaa ku guuleysaty koob lagu maamusayay xisbiga karaama
Guul iyo gobanimo

باركً الله لكما وباركً عليكما وجمع بينكما في خير.Dhammaan naadiga awbaale iyo taagerayashoda waxay hambalyo u dirayan ci...
25/04/2026

باركً الله لكما وباركً عليكما وجمع بينكما في خير.
Dhammaan naadiga awbaale iyo taagerayashoda waxay hambalyo u dirayan ciyaryahan Cabdiqani oo maanta meherkiisu ka dhacay magalada marko. Hambalyo hambalyo hambalyo

02/04/2026

Toonaraha naadiga awbaale Mohamed Abdikani Abdulkadir Baartire oo ciyaartoyda kula dar daarmay in ay dadaalka halkaas ka sii wadaan
Guul awbaale

02/04/2026

Gudoomiyaha naadiga awbaale mr Cabdikariin Shariif Mohamed Shaataa oo u mahad celiyay marti sharafta ka soo qeyb gashay xaflada

01/04/2026

doonka sportska xaafada awbaale oo hambalyo u diray naadiga Awbaale we will come back jaaj company

01/04/2026

Legend ahmed ali barfaanka oo hambalyo u diray xafadiisa

01/04/2026
01/04/2026

Captain zakariya oo muujiyay dareenkiisa ayaa ciyaartoyda kula dar daarmay in ay mar walbo isku xirnaadan

01/04/2026

abuukar sheikh mukhtar oo dhiiro gelin iyo bogaadin u jeediyay naadiga awbaale isagoo taageero u meejiyay naadiga mahadsanid legend.

Caawa waa habeen gaar ah oo ay ka buuxdo farxad, sharaf iyo xusuus qiimo leh. Waxaan ku kulanay casho sharaf qurux badan...
30/03/2026

Caawa waa habeen gaar ah oo ay ka buuxdo farxad, sharaf iyo xusuus qiimo leh. Waxaan ku kulanay casho sharaf qurux badan oo ay isugu yimaadeen dad qiimo leh. Mahadsanidiin dhammaan kuwa qeybta ka noqday, waana ku faraxsanahay inaan idinla wadaago sawiradan xusuusta leh. 🤍 hambalyo my team guul mar waliba insha allah.

Address

Awbaale
Merca

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awbaale FC. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category