Waxaa dhamaan Bulshada Jecel Barashada Caafimaadka loogu Bishaareynayaa in Machadka Shabelle Institute Of Education uu qaadan doono Fasalo cusub kuwaasoo lagu baran doono Koorsooyinka hoose ku xusan.
FG korsadu waa lacag la'aan ka fa'ideysi wacan
Taarikhda wu socdaa
Waqtiga : 4:00 galabnimo
✅️ Public Health
✅️ Nursing
✅️ Laboratory
✅️Phc
✅️ Nutrition
✅️Emergency first aid
Koorsooyinka waxay socon doonaan mudo 5 bilood ah , waxana lagu bixin doonaa Shahaado ,
Sido kale waxa macadka lugu so kordhiyey malmaha khamista iyo jimcaha si ay ugu
faideystan kuwa an malmaha kale janiska u helin barashada cafimadka
FG. Fasalada la qaban doono way xadidan yihiin
Wixii Faahfaahin ahna kala soo xiriir Lambarada What'sappka Hoose ku xusan, Mhadsanidiin.
+252615613497 / +252615919268
Direey gos gos
Waxaan soo gudbiya bilacad iyo hormarka dagmada marko cadey ee gabalka shabelaha hoose
⚽️sports 🤳contents 📺 intertainment
17/05/2026
Afyaheenka kooxda BANAADIR shariif
Yaaa qaldan labadaan qof
16/05/2026
Machadka Shabelle galabta waxaa lagu qabtay Tawabar ciwan kiisu yahay sida loo baaro H B test, waxaana bixiyay Mr Gago
Lumbaardi 4️⃣ VS 3️⃣ Somali Toos
15/05/2026
Lumbaardi 4️⃣ VS 3️⃣ Somali Toos
This is not Football.
Super Goal 🥅
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Merca
00252