Xiinkey Hajji

Xiinkey Hajji

Share

Hadaa tahay qof xisenaayo sportska follow na soo dheh waa saxiibkiina xiinkey hajji la'aantiina waxaba ma ihi waan idin ku faanaa guys 🙏

ku soo dhawaw page-keyga rasmiga ah waxaa halkaan aan idinkula wadaagi doonaa wax walbo aan is leeyahay way xiiso kalini doonaan saxiibadaada waraka dalka,dhacdooyinka aduunka, iyo sportska. walal igu dhiiro gali si aan idin ku soo gudbiyo wax aad ku qanacdiin.

11/07/2026

Thibaut Courtois: "Senne Lammens waa goolhaye heer sare ah oo leh mustaqbal ifaya."

10/07/2026

indhaha yarkaan ayeey hayaan Kone 👀

10/07/2026

🚨🚨 Sidii la saadaalinaayay ayaa dhacday heshiiskii waa burburay tijaabada caafimaadka ayuu ku dhacay.

10/07/2026

Manchester United waxay kalsooni ku qabtaa in Benjamin Sesko uu taam u noqon doono bilowga xilli ciyaareedka cusub.

Wuxuu seegay saddexdii kulan ee ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedkan. []

10/07/2026

Christian Eriksen waa diidan yahay inuu ka tanaasulo xirfadiisa ciyaareed oo uu kubbadda cagta ka fariisto khubarada caafimaadka ayaa uga digay inuu mar kale ciyaaro balse wuxuu rabaa inuu mar kale garoomada ku soo laabto. []

10/07/2026

Waayadan suuqa Manchester United lama saadaalin karo sidaan kawarma?

🇨🇲 Carlos Baleba waa 22 jir lagu rabo £70m 💰

🇫🇷 Manu Kone waa 25 jir lagu rabo £50m 💰

09/07/2026

Manchester United ayaa sheegtay in aan weli wax go'aan ah laga gaarin mustaqbalka garoonka Old Trafford ee hadda jira, inkastoo ay xaqiijiyeen in dhismaha garoonka cusub laga hirgelin doono meel kale. []

09/07/2026

Bartilmaameedkii ugu sareeyay kooxda fursadii uu ku imaan lahaa Old Trafford waa soo dhamaatay qandaraas cusub ayuuna u saxiixay Real Madrid.

08/07/2026

Manchester United ayaa heshiis la gaartay Chelsea si ay ula soo wareegto Andrey Santos.

Qiimaha heshiiska ayaa gaaraya £50 milyan, oo isugu jira £48 milyan oo ay Chelsea si toos ah u heli doonto iyo £2 milyan oo gunnooyin ah oo ku xiran waxqabadka ciyaaryahanka. Sidoo kale, Chelsea waxay heshiiska ku dartay qodob ah inay heli doonto 10% qiimaha iibkiisa haddii Manchester United mustaqbalka sii iibiso.

Andrey Santos ayaa loo oggolaaday inuu maro baaritaanka caafimaadka, halka shuruudaha heshiiskiisa shaqsiga ah h**e loogu heshiiyey.

Inta aan ka aqaan waa xiddig dagaalmo raacsho Andrey Santos.

Waxaa jira taageerayaal Chelsea ah oo qaba inay qalad tahay in Manchester United laga iibiyo, halka taageerayaal Manchester United ah ay iyaguna aaminsan yihiin inay khalad tahay in kooxdu lacagtaas ku bixiso Andrey Santos.

Adiga sidee u aragtaa heshiiskan?

08/07/2026

Saxiixa cusub ee caawa Andrey Santos ma anfici doonaa Manchester United?

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Muqdisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Muqdisho