18/06/2025
Hubka city ee sanadka cusub.
Alla Maxuu xiiso yeelan doonaa Premier League oo kooxuhu aad isku dhiseen.
Magacyo waa weyn ayaa kulmi doona iskana hor iman doono.
Mucaashiqiinta Kubadda Cagta
18/06/2025
Hubka city ee sanadka cusub.
Alla Maxuu xiiso yeelan doonaa Premier League oo kooxuhu aad isku dhiseen.
Magacyo waa weyn ayaa kulmi doona iskana hor iman doono.
18/06/2025
Sergio Ramos oo madax xooggan ku dhaliyay gool si uu kooxda reer Mexico ee Monterrey hoggaanka ugu dhiibo ciyaarta ay la lahaayeen kooxda Inter Milan oo ah finalist-ka UCL 😳
Legendary Ramos
18/06/2025
Pedro Neto ayan sidan wax yeelayey markii ugu dambeysay.
Xagaaga soo socda Chelsea waa halis.
Qisada Qaa'idka Qaranka Portugal.
Haddii aad tahay mucaashaq ⚽️
Fdln nagu soo biir oo nala joog zxp.
Wacdarihii Barca ee Sanadkii tagey.
Haddii aad tahay mucaashaq ⚽️
Fdln nagu soo biir oo nala joog zxp.
Ma yahay Rayan Cherki saxiix ay Manchester City u baahnayd?
Abi
28/08/2023
ALLA YA RAXMA WALAALKEY CUMAR🤲
30/05/2023
Dardaaranka Maalinta Ugu Dambeysa imtixaanka ee Arbacada Ah;
1. Dantaada aqoonso
2. Dad ha dulminin
3. Foodo ha hor kicin hana daba kicin oo ha taageerin.
4. Xaafadaada toos u aad hadey foodo billaabato.
5. Wax ha tuuryeyn, school ha jajebin, askari hala murmin, macalimiinta waardiyayaasha ahna hala dagaalin.
6. Qofkaad maanta xumeysay ayaad beri hoos tagi kartaa, ogoow aduunyadu weli ma dhamaan.
7. Waalidka u nax, oo caafimaadkooda ka nax, war naxdin leh iyo qaracan yaan loo tebin ee caga dhigo.
8. Si nabad leh u dabaal dega oo ardaynimo leh, akhlaaqda iyo xishoodka waa muhiim.
9. Dhibka aad geysatid school-na wax k**a gelin, qof saaxiib ahna kaa bixin maayo ee waalidkaa qaan ha gelin
10. Qof waxuu kuu sheegay ha qaadan, ficilka aad sameyneysidna ka fiirso, hadda ayaa Mustaqbalkaaga koow yahay ee ha isaga ciyaarin tartiibso, deganaan wax dhaama lawaa.
11. Afkaaga ha u dhiman ee ilaasho, Aqligaagana kaasho
12. Muraadkaa u timid oo imtixaanka ah hadaad dhameysatid toos mininkaaga u aad, waana isku dhamaatay macsalaamo.
F.G: waanada iyo wax sheega adigaa u baahan ee caqligaaga kala baro oo dhalinyaronimo yeysan ku qaadan.
Guul iyo Gobonimo Ardayey 2022/2023 ✊️
W/Q: Ustd Caabi
06/05/2023
Alla Ya Raxma🤲
Faataxa iigu Soo Akhriya
Iiguna soo duceeya
Waa mahatsantihiin🙏
Afrika Qosol Badanaa😂😂😂
Lkn waa laga qurux badnaa