MyGool

MyGool

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MyGool, Sports, Mogadisho, Mogadisho.

08/11/2022

Barcelona ayaa si cad u cadaysay wadahadaladii ugu dambeeyay ee gudaha iyo qorshaynta: Alejandro Balde waxaa loo arkaa ciyaartoy muhiim u ah hadda iyo mustaqbalkaba, waxaana u mahadceliyey maamulaha iyo guddiga. 🔵🔴

Waxaa la filayaa in laga wada hadlo xaalada qandaraaskiisa.

08/11/2022

Madaxa Inter Marotta oo ka hadlaya Milan Skriniar ka dib markii ay PSG iyo Man Utd xiriiriyeen: "Waxaan la kulmi doonaa wakiilkiisa isbuucaan anagoo qorsheynayna inaan heshiis cusub ku dhameyno sida ugu dhaqsaha badan". 🔵

"Skriniar wuxuu jecel yahay kooxdaan, waxaana rajeynayaa inaan dhawaan awoodi doono inaan heshiis buuxa ka gaarno qandaraas cusub."

08/11/2022

🚨 Jude Bellingham waa bartilmaameedka 1-aad ee Manchester United xagaagan. Erik ten Hag ayaa doonaya isaga, naadiguna wax badan ayay indha indheeyeen. Kooxdu waxay filaysaa inuu ku kici doono 150 milyan euro.

08/11/2022

21-Ga Ciyaaryahanka Denmark ee Koobka Adduunka, 5 Ciyaartooy ayaa u hadhay inay go'aan ka gaaraan. Maamulayaasha xulka qaranka ayaa u baahan in ay kooxahooda ugu dambeeya u gudbiyaan FIFA ugu dambayn 15ka November.

08/11/2022

Madrid ayaa lumisay 5 dhibcood oo suurtagal ah 2dii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka.

Barcelona ayaa markale hogaanka u haysa horyaalka

08/11/2022

Rayo Vallecano ayaa seddex gool ka dhalisay Real Madrid markii labaad ee taariikhdeeda horyaalka La Liga ka dib October 1977 (3-2 ay kaga badiyeen gurigooda).

07/11/2022

Manchester United ayaa si dhab ah u xiiseyneysa saxiixa Eric Maxim Choupo Moting bisha Janaayo. Choupo ayaa ah musharaxa bedeli doona Ronaldo kaasoo la filayo inuu baxo xilliga jiilaalka. Si kastaba ha ahaatee, weeraryahanka reer Cameroon ayaa sii joogi doona Bayern. Wadahadalada qandaraasyada ka dib Koobka Adduunka. [Plettigoal]

Xusuusnow, kaliya lambarka 9-aad ee Manchester City Erling Haaland ayaa ka fiican saamiga goolkiiba Eric Maxim Choupo-Moting 5-ta horyaal ee Yurub ugu sarreeya xilli ciyaareedkan.

07/11/2022

Didier Drogba ayaa qaatay diinta Islaamka. Dr. Muhammad Salah oo ka yimid Texas ayaa xaqiijiyay.

07/11/2022

Manuel Neuer oo ka hadlaya muranka ka taagan Koobka Adduunka ee Qatar: "Ayaa Yiri Qof walba waa inuu ra'yigiisa dhiibtaa cabsi la'aan, Koobka Adduunka waa afartii Sanabo mar, taas oo ah tan ugu weyn ee ciyaaryahan kubadda cagta ah, marka aan joogno Qatar, arrimuhu waa inay ugu horreyn tiiba Ay ku Saabsanadaan isboortiga, Iyo Koobka Adduunka."

07/11/2022

Frenkie de Jong ayaa go’aansaday inuu sii joogo Barcelona xagaagii h**e, sababtoo ah ma uusan dooneynin inuu ku ciyaaro kubada Europa League ee Man United.

2023, waa inuu u ciyaaro kubada cagta Europe League kooxda FC Barcelona kulanka Manchester United ee Old Trafford.

Noloshu si degdeg ah ayey kuugu soo degtaa.. 👀

07/11/2022

| 𝗢𝗙𝗙𝗜𝗖𝗜𝗔𝗟: Liiska Brazil ee Koobka Adduunka

Liiska rasmiga ah ee Brazil -ka uu sameeyay Tite 📑⤵️

▫️ Alisson, Ederson, Weverton;

▫️ Dani Alves, Danilo, Alex Sandro, Alex Telles;

▫️ Bremer, Militão, Marquinhos, Thiago Silva;

▫️ Casemiro, Everton Ribeiro, Bruno Guimarães, Fabinho, Fred, Lucas Paquetá;

▫️ Antony, Gabriel Jesus, Gabriel Martinelli, Neymar, Pedro, Raphinha, Rodrygo, Richarlison, Vinicius Junior.

Sideed u qiimeysaa kooxdan? ⭐️🇧🇷

07/11/2022

Roberto Firmino iyo Gabriel Magalhães kuma jiraan xulka Brazil ee koobka aduunka 2022. 😔

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Culinary Team

Attire

Telephone

Address

Mogadisho
Mogadisho
252