Anaz Ipraahim osman

Anaz Ipraahim osman

Share

intaan falin ka fiirso

29/06/2024

Maanta waxee ii thy nolol cusub oo ii balaawty waxaa ii furmay buug cusub oo ah mid aa ugu gudbi karo caqbado i hortaagnaay waxaa shalay ii soo id laaday halgankii wax barsho aa ku jiray mudo dhan 2013-2024 waxaa isoo idlaaday dugsigeega hoose dhaxe sare oo halgan aad u dheer lkn faa ido aad u ween furah guusha woo ii muuqdaa waxaa alle ka baryaa inuu guusha ila kulan siiyo i.a guul ayaan rajeynaa inta muslim ilmid ah ayga guul u rajeynaa qaastan wllkei iga yar iyo asxaabteyda qaaska ii ahaa halgankii wax barsho wiil iyo gabarbo guul idin rajeynaa 💪🙏❤️

02/05/2023

I.n guul xidgaha xulka qaranka somali under 17 guul I.n

02/05/2023

Ma jiraa qof isla soo dhiqaten dugsiga hoose caruur nimadiina halkan ugu wac💯💋

Kuna dhex ma i xasuusita
Anaz Ipraahim osman

20/01/2023

Psg 5 Riyadh season 4

Big game
Anaz Ipraahim osman

20/11/2022

Sawirka ugu hadal heynta badan caawa. Waa sawir uu qaaday sawirqaade Mareykan u dhashay.

Waa labada GOAT 🐐 Messi iyo Ronaldo

02/09/2022

Congratulations pro Asad Hagio 27

Photos from Anaz Ipraahim osman's post 02/09/2022

Waxaa 1milyan Subscribe Gaaray Walaalken Asad Hagio 27 Run Ahaantii Wuu Dadaale Ka Badan Ayuuna u Qalmaa Waxaan Ku Lee Nahay Brother Dadaalkaga Meeshisa Kasii Wad Guuleyso Asxaabteda idinkana
Usoo Hampalyeeya Walaalken Dhanka Commentiga

Liketa Waa Quuta
By Wll abeera pio

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadisho