Maamulka Sports-ka Degmada Yaaqshiid

Maamulka Sports-ka Degmada Yaaqshiid

Share

Madaxa marketinka ururka kubada cagta gobalka Banaadir
Page- kan waa kan rasmiga ah ee madaxa marketinka idinkuugu talo galay inaad kala socotaan .

Photos from Maamulka Sports-ka Degmada Yaaqshiid's post 13/02/2024

Maamulka isbortiska Degmada Yaqshiid Wexeey Umahad Celinayaan Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Shiikh Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale iyo Gudomiyaha Kubada Cagta Gobalka Banaadir Haruun Cabdi maxamed oo u Ogalaaday inuu kamid noqdo xubnha cusub Ururka kubada cagta gobalka banaadr Asiga iyo 4 Kaloo Mid Ah Gudoomiye Yaasha isbortiska Degmoyinka Gobalka Banaadir
WEXEEYNA KALA YIHIIN SIDATAN
1 GUDOMIYAHA ISBORTISKA WARTA NABADA
SAACID XUSEEN CABDI
2 GUDOMIYAHA ISBORTISKA HOWLWADAAG
JIBRIIL XASAN FARIID
3 GUDOMIYAHA ISBORTISKA DEGMADA SHINGAANI
MAXAMED CABDI ABUUKAR (AAKHEERKA)
4 GUDOMIYAHA ISBORTISKA DEGMADA XAMAR WEEYNE
CIISE MAXAMED XIRSI
5 GUDOOMIYAHA ISBORTISKA DEGMADA YAAQSHIID
XASAN XUSEEN MAXAMUUD (XASAN TAHLIIL)

WAANA MARKII UGU
HOREEYSAY EE LASOO DALACZIIYO GUDOOMIYEYAAL ISBORTIS EE KAMID NOQDO URURKA KUBADA CAGTA GOBALKA BANAADIR

WAXAANA RAJEEYNEEYNA IN URURADAKALE LASOO MGAACABO IYAGANA INSHA, ALLAH

Sidookale Xubnaha Ururka Kubada Cagta Waxaa Ka Mid Ah Macalin Qaran Oo inbadan Kusoo Dhexjiray Kuda Cagta somalia CABDI ISAAQ MAXAAMED (MACALIN CABDI KUUS)

Photos from Maamulka Sports-ka Degmada Yaaqshiid's post 09/11/2023

Waxaa Maanta Wada Ciyaaray Ciyaarta H**e
TALAFISHINKA VS CEELTUBO WEEYNE Ooka kale Socday TOWFIIQ Iyo JUNGAL Waxaana 6 iyo 2 Ku Adkaaday TALAFISHINKA Ooka Socday Waaxda Towfiiq
HALKA Ciyaartii Labaadne Eey Wada Dheeleen
WAAXDA TOWFIIQ VS WAAXDA HORSEED
Waxaana 7 iyo 4 KU Adkaatay Waaxda Towfiiq

Waxaan Umahad Cali ayaa Dhamaan Gudomiye Waaxedyada Isbortiska Oo Shaqo Adag Ka qabtay Waxahooda LA. Aantoodna Eeysan Qabsoomi Laheeyn Ciyaaraha Waaxha Kubada Cagta Ee Degmada Yaqshiid

MAHAD CELIN KHAAS AH WAXAAN UJEEDINYAA GUDOMIYAHA ISBORTISKA WAAXDA TOWFIIQ MUDANE DHUKUS Oo Soo xulay Ciyaartoy Da, ayar Oo Farsamadoodu Aad Usareeyso Iyo Akhlaaqdooda Wanaagsanthay

ISBORTIS HORUMAR LEH REER YAAQSHIID INSHA, ALLAH

Photos from Maamulka Sports-ka Degmada Yaaqshiid's post 28/07/2023

Baashaalkii Galabta Aanu Degmada Balcad Kusoo Ciyaarnay Angoo Mataleeyno Gobalka Banaadir Waxaana Halkaas Naloogu Sameeyay Soo Dhaweeyn Aad uheersareeyso ,Aad ayaana Ugu Mahad Celineeynaa Maamulka Degmada Balcad Oo Ugu H**eeyo Gudomiyaha Isbortiska Degmada balcad Aweeys Kabiila Iyo Tiimkiisa La Shaqqeenayay Wexeeyna Egeeyd Is Dhexgalka Bukshada Qeeyb Ka Mid Ah

27/10/2022

Waagii elman eey elman eheeyd waaye xiligaan
Garonkana waa jaamacadaha

Photos from Maamulka Sports-ka Degmada Yaaqshiid's post 28/08/2022

Yaqshiid basketball 🏀🏀🏀?

04/08/2022

Munasabd 4 Agosto 2022

Photos from Maamulka Sports-ka Degmada Yaaqshiid's post 05/02/2022

Xusuus qaaliya ah

isbortis horumar leh reer yaqshid insha,allah

22/01/2022

Hadaljeedinta gudomiyaha isbortiska degmada yaqshid

22/01/2022

Hadaljeedinta gudomiyaha isbortiska

Xafladdii casho sharafta ciyartoyda kubada cagta degmada yaqshid oo ka dhacaday hotel Indian ocean ee liido

24/12/2021
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Degmada Yaaqshiid
Mogadisho