21/05/2024
Waxa ay sawirkan ku fasireen💔
Lugta lacagta u socota ama raadisa ee soo shaqaysa, iyo lugta lacagta ku soo adeegta ee maamusha. 😂
وَإِذَا مَرِضْتُ فَهُوَ يَشْفِيْنِ
21/05/2024
Waxa ay sawirkan ku fasireen💔
Lugta lacagta u socota ama raadisa ee soo shaqaysa, iyo lugta lacagta ku soo adeegta ee maamusha. 😂
Galab wngsan___🙏
07/02/2022
Safar salaam wllkey qaali waan kuu xizi doona
Allah ha ii ka dhowro
17/08/2021
JBiden hadal jeedintiisii xalay waxa ka mid ahaa; “Annaga waligeen Afgaanistan uma tagin inaan dhisno qaranka Afgaanistan ee danaheenna ayaan ka fulisaneeynay. Soo ma cadda hadalkeyga”
Ameerika iyo Afgaan iska ilaaw. Intaa ka sakoow casharka halkaa ku jira ee shaqsi ahaan aan ka baran karno ayaa ah, in cidna aysan dantaada ka shaqeyneynin haddii ay dhacdane dantooda ayay ka dhex arkeen in ay dantaada ka shaqeeyaan, maalintii ay danahooda ka dhex arki waayaana garabkaaga ayay baneynayaan, waxii ka dhashan adiga ayay dusha kaa saarayaan. Si aadan cidna u eedin, naftaada ku tasho oo danahaaga raaco saaxiib.
Marhore samee ani marhore samee👈👈👈