Hormarka sports ee Dagmada Bardheere

Hormarka sports ee Dagmada Bardheere

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hormarka sports ee Dagmada Bardheere, Airport road, Mogadishu.

10/09/2024

Maamulihii sayid warsame secondary school ustaad andifitah Addow barre ayaa kuu soo biiray schoolka markabley primary and secondary school

Ree markableey waxay go aan ku gaareen inay sanad Walbo in ay la imaan doonaa guul waxa ool ah

Hambalyo ree markabley inaad top oneka wax barashada ahaataan ayaad oogu tala gasheen ciyaaryahan walboo qaali ah daf hhh

29/05/2024

Waxa manta gudomiyah sports gobalka gedo Abdifiteh Diriye hanshi uu xilwarejin u samey mamulka cusub ee sports Dagmada bardheera iya mamulkii hora sida sawirka ka muqata gudomiyhii hora Abdulahi Abdi Warsame iya Gudomiyah cusub mahamed Ahmed Adan (Fabiyano ) waxana si wanagsan oo hersara ah xilka iskaga wareji gudomiye Abdulahi oo runtiii shaqa adag so qabtay waxuna dardaran siyay gudomiyah cusub mahamed Ahmed

Gunanadka xilwarejinta Aya sogaba gabey gudomiyah sports gobalka gedo Abdifiteh Diriye Hanshi
Kulana dardarmay in laga wada shaqeya hormarka sports mid gobal iya mid dagmaba

Waxan inta racinaya Ayaa ah gobalka mah 2 Dama ee wa 7 dagma waxan dorasha ahena ma aqbali Kara cid loo didanyahayna ma jirta

Finalka wa dorasha iya in 7 dagma cidii u arkan inay la shaqen Karan codkoda ku dortan

Tan kala barah bulshada iya comment mah arinka ee wa maxa sharci ah

27/05/2024
30/09/2023

رَضيـتُ بِاللهِ رَبَّـاً وَبِالإسْلامِ ديـناً وَبِمُحَـمَّدٍ صلى الله عليه وسلم نَبِيّـاً.

14/09/2023

Dadka runta ah weligood si fudud ugama baxaan nolosheenna. Laakiin, markay dhacdo, had iyo jeer waxay ku soo noqdaan wakhtiga saxda ah iyagoon filanayn.

Photos from Hormarka sports ee Dagmada Bardheere's post 30/01/2021
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Airport Road
Mogadishu
+252