10/11/2023
Sanadkaan diyaar ayaan nahay
Sports
10/11/2023
Sanadkaan diyaar ayaan nahay
15/10/2022
Waxaan halkaan hampalyo ugu ugu direnaay ciyaartoyda maclimiinta maamulka iskuul ABUU XANIIFA ciyaaryahankeena saciid maxamed xaaji Waxaan ku lenahay adiga iyo xulka qaranka SOMALI un 17 HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO
15/10/2022
Hampalyo ayaan lenahay xulkeena qaranka somalia viva somali ❤️❤️❤️
12/10/2022
War Dag Dag: Xulka qaranka Somaliya 17 jirada oo ka badiyay Uganda una gudbay Finalka
Dareeen xoogan ayaa ka socda garoonka Addis Ababa. Somaliya Final ayey gaartay. Runtii Guul weyn ayaa soo hoyatay
Somalia Guuuuul. Finalka ayey wiilasheena joogaan ee fadlan Hambalyada iyo dhiiro galinta waa xagiina
03/10/2022
CALANKAAGA MAR WALBA MADAXA KU XIRO 🇸🇴🇸🇴
Sharafi kaagama horreyso calankaaga, wakhtiga xun iyo kan fiicanba ciyaartoyda dalkaaga mataleysa taageero u muuji, waayo waxey bixiyaan dadaal, adkeysi iyo wakhti si ay maanta oo kale kaaga farxiyaan.
Waad faraxday maanta, waxeyna ku timid, naf-hur, shaqo badan, wakhti iyo geesinimo ay muujiyeen kuwii aad qaarkiin liideyseen oo aad hoos u dhigeyseen.
Hambalyo ayaan idin leeyahay geesiyaasha guusha keenay, guul iyo guuldaraba garabkiina ayaan ahay.
Geesiyaasha galabta
🇸🇴🇸🇴 OCEAN STARS 🇸🇴🇸🇴 MAR WALBA IYO XAALAD WALBA
28/09/2022
Ciyaaryahanka ISKUUL ABUU XANIIFA ee saciid xaaji oo ku magac dheer ayaa kamid ah somalia 🇸🇴 oo u anba baxay dalka Ethopia
Iyagoo ciyaari doona koobka U17 lagu qaban doono Dalkaasi Ethopia
Guuuuuuuul soomaaaaaaliaaaaa
17/06/2022
Ciyaaryahanka ISKUUL ABUU XANIIFA ee saciid xaaji oo ku magac dheer ayaa kamid ah somalia 🇸🇴 oo u anba baxaya maanta dalka Saudi Arabia 🇸🇦
Iyagoo ciyaari doona koobka Futsalka lagu qaban doono Dalkaasi saudi Arabia 🇸🇦
Guuuuuuuul soomaaaaaaliaaaaa
02/05/2022
Ciyaartoyda iskoolka ABUU XANIIFA waxey
Idin leyihiin Ummada Muslimka
CIID MUBAARAK
01/05/2022
Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda iyo Taageerayaasha iskoolka ABUU XANIIFA waxay farxada Ciidul Fitr darteed ugu Hambalyaynayaan dhamaan shacabka Soomaliyeed Iyo Ummada Muslimka ah oo dhan
CIID MUBAARAK
02/04/2022
meel walbo ay jogaan musliim waxaan lenahay radaan mubaarak
28/01/2022
Qaar ka mid ah ciyaartoyda ABUU XANIIFA oo idin leh jimco wanaagsan
01/12/2021
Last year this year