29/08/2023
Goatka ma ka shakiyi kartid
Halkan waxa ka socon doontaa waarkii ugu danbeyay ee kooxda ,tabinta ciyaarta,taariikhaha
29/08/2023
Goatka ma ka shakiyi kartid
29/08/2023
Odeygii fasax uu ku maqan yahay,
Xili sudia inu tanana qarka usaran yahay
29/08/2023
Goat nunaz
27/08/2023
Congratulations Liverpool fans
Liverpool 2:1 Newcastle
Goals (Darwin nunaz) ⚽️⚽️
27/08/2023
Goaaal darwin nunaz aya Liverpool siiyay guul cajiib ah isagoo 2 goal keeney HT danbe
23/08/2023
Kulan Newcastle shaxdan ayaa la soo xulanyaa
Shaxdan shax ka fiican Maa jirta
23/08/2023
🚨 news Al Ittihad ayaa u dirtay Liverpool dalab qiimihiisu ka badan yahay £100m Taas oo ay ku dooneyso Mohamed zalah
Sidee kula tahay hadii la iibiyo zalah
Zaki Upati hassan
22/08/2023
The captain
Zaki Upati hassan
22/08/2023
Mo zalah🤩
22/08/2023
Dominik szoboszlai and Alex arnold🤝
22/08/2023
🚨 𝗘𝗫𝗖𝗟𝗨𝗦𝗜𝗩𝗘 andre waxa uu horba heshiis shaqsi ah la gaadhay livepool waxaan uu jeclaan lahaa in uu udhaqaaqo Anfield xagaagan
saki upati hassan
22/08/2023
Liverpool oo si lama filaan ah kula wareegeysa Tchouameni