10/11/2022
WalaalahaFC vs FCjaay
Walaalaha FC 4: 0 FC jaay
Waxaa gaarnay guul raaxo leh
Shaxda
KG Taliye 1
CB C/indheey 4
CB C/raxiim AC 17
DM
Aabe cali 6
Am malaay 30 of basal cune 9 on
Lm m/raage 7
CF coonka 10
Goolasha
Coonka 1⚽️
Aabe cali 3 hattric⚽️
Caawinta
Aabe cali 1⛸
Coonka 1⛸
Taliye 1⛸
C/raxiim ac 1⛸
Man of match
Aabe cali 🏅
04/11/2022
Turcaaye cup walaalaha FC vs Duurlaan fc
Walaalaha fc 3 : 2 Duurlaan fc
Waxaan gaarnay guul aan uqalan nay
Shaxda
Gk c/sagaaro 13
CB Indheey 4
CB c/raxiim a c 17
DM aabe cali 6
AM saki poi 19
LM m/raage 7
CF coonka 10
Goolasha
C/ sagaaro 1 Frekick ⚽️
Coonka 1⚽️
Aabe cali 1⚽️
Caawinta
M/raage 1⛸
Indheey 1⛸
Man of match
Aabe cali 🏅
28/10/2022
Saakay waxaan ciyaarnay barwaaqo cup
Waxaan laciyaarnay x/barwaaqo
Walaalaha fc 5 : x/barwaaqo 1
Waxaan gaarnay guul wayn
Shaxda
Gk taliye
CB c/indheey
CB c/raxiim a c
DM aabe cali
Am c/shafeey of sakariye basalcune on
Lm m/raage of wll axmed on
CF coonka
Goolasha
Taliye frekick 1⚽️
Indheey 2⚽️
Aabe cali 1 ⚽️
M/raage 1⚽️
Caawinta
Coonka 2⛸
Basalcune 1⛸
M/raage 1⛸
Man of match
Indheey 🏅
27/10/2022
Walaalaha fc vs banaadir star
Walaalaha fc 6 : banaadir star 4
Shaxda
Gk taliye
CB wll axmed
CB c/raxiim a c
Dm Muhanad of xasan boolaay on
Am Malaay of c/raxmanshafeey on
Lm m/raage
CF coonka
Goolasha
Coonka 2 gool⚽️
M/raage 2 gool ⚽️
Xasan boolaay 1 gool⚽️
Own gool banaadir star 1⚽️
Caawinta
M/raage 2⛸
Coonka 1⛸
Taliye 2⛸
Shafeey 1⛸
Man of match
Coonka 🏅
19/10/2022
Lafaha cup champions FC WALAALAHA