24/08/2025
Maanta waxaan arki doonaa ciyaarta ugu horreysa ee Premier League lagu ciyaaro garoonka cusub ee Everton, Hil Dickinson, dhexdiisa Toffees iyo Brighton ✅🏟
كل نفس ذائقة الموت geeridu waa xaq
24/08/2025
Maanta waxaan arki doonaa ciyaarta ugu horreysa ee Premier League lagu ciyaaro garoonka cusub ee Everton, Hil Dickinson, dhexdiisa Toffees iyo Brighton ✅🏟
23/08/2025
📊🏴 | Ciyaartoyda ugu da’da yar ee ka soo muuqday Premier League:
— 15 sano iyo 181 maalmood - Ethan Nwaneri.
— 15 sano iyo 235 maalmood - Max Doman.
— 15 sano iyo 271 maalmood - Jérémy Monga.
23/08/2025
🚨🚨 Rasmi — Taariikhi 🚨🚨
Tottenham ayaa noqatay kooxda ugu badan ee guulo ka gaarta Pep Guardiola taariikhdiisa tababarnimo, iyagoo barbaro kula jira Liverpool — 10 jeer.
23/08/2025
🚨⤵️ Shaxda rasmiga ah:
⚽️ Arsenal 🆚 Leeds United ⚽️
Gyokeres, Saka, Madueke, Calafiori, Timber, iyo Pero ✔️ waa safka h**e.
Martinelli, Trossard, iyo Scaley ❌ kursiga keydka.
White iyo Havertz ❌ gabi ahaanba ka maqan liiska.
Kilian mbape ayaa la sheegaya inuu xagaagan soo socda si free ya ugu biirayo koxda kubada cagta ee Liverpool asagoo Raba inuu ka hoos ciyaaro macalin klopp 💖 hadaba taageere ka warn hadii uu ninkan kooxda imaado ma soo dhaweyn laheyd ❓🙈💖
Liverpool Fanz ❤👊