Diiriye official
Asc:wat ku mahad santhy inaad aqyaar halkan aanku saaxibnay kamid thy halkani waa hoyga sportska ⚽️🗣
22/07/2025
Layaab malahan dumar waaye dhibka heesto allaha ka dulqaado 🤲
Wax walbo iyo cagsigiisasa
Faqiir iyo taajir
Nolol iyo geeri
Madax iyo majo
Mugdi iyo iftiin
Xanun iyo caafimaad
11/12/2024
Intaa heesatid Allaha umahad celi 🥺
Bigro iyo bakeeri wee jabaan
Naas iyo qoraxna wey dhacaan
Xigmadaas inaa iskaleh 🫣
11/12/2024
Ninkastoo guul gaara waxaa ka dambeesa dumar
Hadaba si guulo badan aa ugaarto waxaa ubaahanthy dumar badan 😂
Tapin iyo kan anaa kufsanayo 😂😡
Maskiin😓😂
07/12/2024
English premier league 😂
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
1234567