28/11/2023
Garsoorayaal matalayay Dagmada Galkacyo-Galmudug ayaa maanta u soo dhamaaday tababar heerkiisu sareeyo kaas oo ay qabanayeen Xiriirka kubada Cagta saomaliyeed
Gudomiye ciyaaraha Dagmada Galkacyo maxamed yare ayaa u Hambalyeeyay Garsoorayaasha maanta soo dhamaystay tababarka heerkiisu sareeyay ee uu qabanayay Xiriirka kubada Cagta somaliyeed
16/09/2023
Gudoomiyaha ciyaaraha Dagmada Galkacyo Mudane Maxamed yare ayaa Hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee sportska Dagmada Cadaado
16/09/2023
Qorituurka koobka Xaafadaha Dagmada Galkacyo ee Galmudug.
16/09/2023
Maamulka ciyaaraha Dagmada Galkacyo ayaa qalab sports ku wareejiyay 5 xaafadood iyo deeganka Xaar Xaar kaas oo loogu talagalay koobka xaafadaha ee dhawaan furmaya
Waxaa xaflada goob joog ahaa masuuliyiin katirsan Dagmada iyo Gudomiyaha sportska jaaliyada filand, wafdi ka socday xariirka kubada cagta somalia.
12/06/2023
Kulanka adag Ee Galabta
Hobyo Vs Galkacyo
07/06/2023
Agaasimaha Arimaha bulshada dowlada hoose Ee Dagmada Galkacyo ayaa xalay casho sharaf dhiirogalin ah u sameeyay xulka matalayay Dagmada Galkacyo oo shalay kulankoodi 1aad karaayay dhigooda Dagmada Cabduwaq
06/06/2023
Xulka Kubada Cagta Dagmada Galkacyo ayaa guul ka Gaaray dhigooda Cabduwaq Goolal Gaaraya Galkacyo 3-2 Cabduwaq
Hambalyo Galkacyo
04/06/2023
Sagootinta xulka matalaya Dagmada Galkacyo
01/06/2023
Gudoomiyaha Ciyaaraha Dagmada Galkacyo ayaa u magacaabay macalin ku xigeenka xulka kubada Cagta Dagmada Galkacyo SAADAQ CABDIRAHMAN JAMAC (Shigshigaaye)