29/05/2025
Players of the week
ZANCHA 7️⃣
UPDY KAREIM 9️⃣
BILE 1️⃣1️⃣
DAADIRINHO 1️⃣6️⃣
🩷
Somali Youth club Page
29/05/2025
Players of the week
ZANCHA 7️⃣
UPDY KAREIM 9️⃣
BILE 1️⃣1️⃣
DAADIRINHO 1️⃣6️⃣
🩷
14/05/2025
What a picture 📸 🙌🏾🧡🩷
05/05/2025
Big win
4:0
Goals
⚽️Arda 19
⚽️⚽️Shavi leo10
⚽️Magic IlyaH 🪄
26/04/2025
Kooxda oo u anbabaxday safar yaroo gaban kaso ku wajahna degmada Kaxda .
Ciyaar kuso idlaatay 3:2 ey kaga adakatay dhigooda FC SHIMBIROOLE.
Hogaamiyaha naadiga o carabka ku xoojiyay in safar kala duwan ey koxda u diyar garowidonto dhamaadka bishan.
🩷
Waxa naga maqan sawirka Gabadhan Yar ee idin muuqata oo lagu Magacaabo
Seynab Ahmad Rashid
Oo kaso luntay Daarusalaam
Gaar ahaan Xoola Qalka waxan ka,Codsaneynaa cidii Aragto iney Nagu so Hagaajiso lamabaradan
+252615647389
252616662023
31/01/2025
MATCH DAY⚽️
3️⃣1️⃣Janaury
🟠S.Y.C 🆚 CAMEROON FC⚪️
🏆 FRIENDLY'
🏟️ AFGOOYE STADIUM
⏰ 16:30
🖥 DAAWASHO WCN
Soo Saadali Ciyaarta galabta
04/10/2024
MATCH DAY⚽️
4️⃣OCTOBER
🟠S.Y.C 🆚 INTER BANANA⚪️
🏆 FRIENDLY'
🏟️ BALCAD STADIUM
⏰ 16:30
🖥 DAAWASHO WCN
Soo Saadali Ciyaarta galabta
10/09/2024
Safarki dhera oo an shalay ku boqonay Garonka QOOB DOORO ee dagamada KARAAN.
Ciyaarta oo ku so idlaatay 3:0 oo ey gusha ku hanatay xogweynta xafada Somali Youth Club
⚽️Zancha ²⁴ zancha ⁶¹
⚽️Bile ⁸³
Dhanka kale waxa gabi ahaanba so gaba gabobay lolanki dhera ee goal dhalinta oo ka dhaxeyay ciyartoyda naadiga waxa si awood ah ku qaday markisi sedexaad Gaol dhaliyah ugu wanagsan xafada ee Zancha Zancha isago ku hogamiyay tiro dhan 36⚽️💪
Waxana kalinta labad xureystay Abdulahi Hajji oo aha werar yahyn inaba cadi ahayn kaas isna surtagaliyay tiro dhan 31⚽️🧠
Waxana Goor dhaw naga filan dontaan kadisyo quruxu Padan oo maclin Elias Xoosh ka dhawajiyay
MAHADSANIDIN DHAMAANTIN🟠⚪️
06/09/2024
📅it's S.Y.C DAY🔥
🟡 S.Y.C 🆚 DUR DUR⚪️
🏆 AASBA CUP
⚽ Wareega 2AAAD
🏟️ Garoonka IFTIN
⏰ 17:00
🖥 DAAWASHO WCN
Soo Saadali Ciyaarta galabta
09/05/2024
Naadiga SOMALI YOUTH CLUB oo ciyari doonto malinta berito ah tartanka k**a dambeysta RAMADAN CUP iyado wajihi donto dhigeda HALGAN FC
Maxa no rajeyneysaa ✍️
26/04/2024
SEMI-Final Game
Somali Youth Club vs Iskaashi
2 ⚽️⚽️ vs ⚽️
Kulankii Galpta Dhex mary Nadiga Somali youth club iyo Iskaashi
Kulankan Oo muddo badn lawada sugaye Ayaa manta Oo jimco Ah
Ugu danbeyn Lagu Go'miyey Cidda u Gudbi daanta K**a danbeystanka
Tartanka Ramadan cup 🏆 Taas oo Ay xaqiiqsaty Naadiga Faca-weyn
Ee somali youth club ( S Y C) Ka dib markii Ay Afka ciida U dareen
Naadiga iskaaashi 🤌
Kadib ciyarta Oo dar-dar xoogan Ku bilaabty Hardan iyo dadaal faro badn
Oo labada Naadiba Ay mujiyeen ciyaarta ka dib Goal Ay Heleen naadiga
Iskaashi 🤌⚽️ kuma Aysn Raagin Lahaanshiyaha Goalkas ka dib markii
Ay Nadiga somali youth club ( S Y C) Lasoo baxeen Awood Dheerad Ah
Taas Oo Ay ku Adkaaty Naadiga kaso Horjeedo iney Nastaan Una Diidey
Lugtaba Kubbada Iney Ku hayaan Naadiga kaso Horjeeda daqiiqado yar
Ka dib Kubadd laad xur Ah uu soo Laaday Ciyaryahnka Joog dheeraha
Naadiga ( S Y C) Nika U xirto No 28 Wll Toni Taas uu Awoodi wayey
Gool ilaaliyaha Naadiga iskaashi inuu celiyo Kubadda wxa Meel cidlo Ah
Ka Hely Gool magafe Zancha 7 ⚽️ dilaaga Halista Ah ee Goolka Hortiisa
Ciyaarta oo Uu ka dhigay Bar-baro siman Goal ⚽️ iyo Goal ⚽️
Garsoorka Aya Ugu danben ku dhawaqy Firimbiga Taas oo Aha
Waqtiga Nasiinada in la Gaary qeybtii Horena sidas kuso idlaaty
Markii la isku so Noqdy Ka dib Nadiga ( S Y C) Ayaa Carcartii halkii kasii wady
Ugu danbeyna wxey Heleen Gool Cajiib Ah ka dib markii No 7 ee kooxda zancha uu kubadd u taagy sxpkis No 20 Nadiga King-Apdalla Ayaa kubbad Joog hoose
Aad u xoogan Ku laady Goolhaya Nadiga iskaashi Taas Oo Aheyd
Mid Aan la Hor istaagi karin ugu danbeyna Shabaqii cusjiye ⚽️
Wuxuu Ahaa Goal Kawada Farxiyey dhamaan ciyaroyda Iyo Tageraysha
Naadiga ( S Y C) Kaas Oo Ahaa Goalka Guusha U keeny ( S Y C)
Goalkas Wuxuu Xaqiijiyey In Naadiga Ay iska xadirisy Finalka Ramadan cup 🏆
🤜Vamooss ( S Y C ) 🤛💪💪
🤏🏆 NEXT The Final 🤏🏆