Dheel Football

Dheel Football

Share

Waxaad Kaga Bogon Doontaa Ciyaaraha Kubada Cagta Ee Sanad walbo Laga Cayaaro Daafaha Dunida

1PCS Diamond Glitter Liquid Eyeshadow Highlighter Lying Silkworm Shiny 01/01/2025

https://znwoozqbqrz46dqp-66816311472.shopifypreview.com/products_preview?preview_key=4f3b65568e5ed50cf88ffa7fbf331cef

1PCS Diamond Glitter Liquid Eyeshadow Highlighter Lying Silkworm Shiny SPECIFICATIONS Brand Name : NoEnName_Null Formulation : Liquid Origin : Mainland China Hign-concerned Chemical : None Number of Pieces : One Unit Model Number : Highlighter eyeshadow NET WT : 3.3g Quantity : 1PCS Type : Bronzer & Highlighter Certificate Number : Highlighter eyeshadow Ingredient....

Photos from Dheel Football's post 30/10/2022

EPL Updates:

Arsenal oo guul muhiim ah ka gaadhay naadiga Nottingham Forest dibna ugu soo laabatay hogaanka Premier League⬆️.

Manchester United oo si dirqi eh kaga Babisay Naadiga West Ham United, una jirsitay 6-dhibcoood Manchester City⬆️

Halka Liverpool oo Anfield cashar lama ilooobaaan ay Leeds United ugu qortay⬇️. Record-kii Van dijk neh Cagta lamariyay..

Ugu dambeyn Chelsea oo guul-daro xanuun badan ay ka soo gaaadhay naadiga Brighton & Hove Albion.

Photos from Dheel Football's post 30/10/2022

Kulamada Maanta La Ciyaari Doono Horyaalada Yurub Halkaan Kaga Bogo.

Arsenal Malagu Dhigi Doonaa Maanta iyo United Oo Top 4 u Dagaalameyso.

27/10/2022

Waa Kuma Daafaca Ugu Adag English Premier League Xili Ciyaareedkan.

Bal ila Daawo Muuqaalkan.

25/10/2022

Casemiro Oo Gooshiisa Ugu Horeysay U Dhaliyay Kooxdiisa ManchesterUnited.

20/10/2022

Kalmadihii Uu Ku Amaan Issam Chawali Laacibka Kubada Cagta Ee Cristiano Ronaldo.

Hadii Aad Taageertid Share Dheh.

20/10/2022

We must Stand Our Football Legend ⚽️

20/10/2022

Guushii Ceriiriga Ahaay Ee Koox Liverpool Ee Xalay Ka Gaartay Kooxda Westham.

Liverpool Oo Ku Soo Laabatay Wadada Guusha.

20/10/2022

Guushii Ee Gaartay Koox Manchester United 2-0 Tottenham.

🇵🇹 vs 🇧🇷

20/10/2022

Natiijooyinkii Kulamadii Xalay La Dheelay Liverpool Iyo Manchester United Oo Madaxa Degsaday Iyo Blues oo Lagu Dhagay.

Saadaasha Aan Ka Bixinay Waxaan Ku Guulaystay Kooxa Guleysanay Iyo Kuwa Barbar Dhaca Gali Kara Balse Natiijada Kuma Guulaysan.

19/10/2022

Match Day 12 England Premier League Saadaalin

Brentford 2-2 Chelsea
Bournemouth 2-1 Southampton
Newcastle 1-1 Everton
Liverpool 2-0 Westham
Manchester United 1-0 Tottenham

Saadaali Kooxdaada Mahadsanid.

18/10/2022

Guusha Ee Soo Hoyeen Xulka Qaranka U-17 Hees Lagu Amaanayay Oo Loo Qaaday.

Hambalyo ❣️ ❣️ ❣️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Mogadishu
252