Abdikarin Sayid

Abdikarin Sayid

Share

Hel Sports La hubo dhacdoyin Shekooyin xiiso leh xigmado Sports Madadaalo halkaan kusoo bandhigo

27/11/2025

Hi everyone

03/07/2024

I gained 98 followers, created 6 posts and received 71 reactions in the past 90 days! Thank you all for your continued support. I could not have done it without you. 🙏🤗🎉

19/06/2024

Ha yeeelin Atataatatatay😂😂

19/06/2024

Hel Sports La hubo dhacdoyin Shekooyin xiiso leh xigmado Sports Madadaalo halkaan kusoo bandhigo

18/06/2024

Dib u habeyn xoogan

16/06/2024

Welcome Everyone

29/11/2022

Captain fantastic Kalidou Koulibaly oo xulkiisa Senegal usoo saaray wareega 16-ka koobka adduunka kadib markuu dhaliyay goolka guusha ciyaarta oo bareejo ahayd, wuxuuna sidaas xulkiisa ku noqday xulkii ugu horeeyay oo African ah oo iska xaadiriya wareega 16-ka.

Haddaba u saar wuxuu u qalmo wllkeena Kalidou 💙

Nagu soo Biir Page-keyga Abdikarin Sayid

29/11/2022

Dukaanka markuu soo galay wuxuu arkay qof dumar ah oo u raac raacaysa dhinac walbo, wuu yaabay wuxuu waydiiyay maxaa darnaa ?

Waxay ku tiri wiil aan dhalay oo iga dhintay ayaad u egtahay marka waan u xiisay waxaana waayay qof hooyo i yiraahdo ee hooyo ma i dhihi kartaa, ninkii wuxuu yiri dadka waa isku ekaadaan wax dhib ah malaha, Allaha u naxariisto wiilkaaga maxaan kuu qabtaa hadda?

Waxay tiri si cod dheer ah ii dheh dhawr mar hooyo hoooyo intaas kaliya, ninkii wuxuu bilaabay asagoo dhoola cadeeynaayo inuu hooyo hooyo ku yiraahdo dadka dukaanka oo wada maqaalyo ayadiina ilin ayaa ka timid, waxay tagtay meesha lacagta lagu bixiyo asagii ayay fiirisay, wuxuu ku yiri mar kale hooyo!!

Markuu yimidi meesha lacagta lagu bixinayay ninkii wuxuu soo gatay alaab qiimaheeda gaarayo $50 laakiin mesha waxaa ugu qoran $450, ninkii asagoo yaaban wuxuu yiri $400 dheeraadka ah xagey ka timid?

Ninkii lacagta qaadayay wuxuu ku yiri hooyadaa ayaa tiri wiilkaygaa iga bixinaayo ayaadaana qaadatay ! 🤨

Ninkii wuxuu yiri hooyaday maaha meeshan ayaan ku arkay ! Dadkii dukaanka ku jiraa loo yeeray si marqaati u noqdaan ninkii waxaa lagu yiri anaga dhan ayaan ku maqlanay adigoo hooyo ugu yeerayo ma hadaa inkiraysaa caasi waalideyn ayaad tahay ee waalidkaaga ka bixi qarashka!

Ninkii wuxuu arkay in la gaaday, asagoo xanaaqsan ayuu lacagtii bixiyay, wuxuuna go'aansaday hooyadiisa saxda ah xataa hooyo inuusan dhihin oo uu ugu yeero abti markay banaanka joogaan.😁🤔

Nagu soo Biir follow nasoo dheh Abdikarin Sayid↖️

29/11/2022

Diintu waa xasilooni iyo qurux😇

29/11/2022

Ma garanayo dareenkaa quruxda badna inay dadku wada haystan laakiin helidiisu waa kasbasho iyo galad Alle OO wada socda❤️

Follow nasoo dheh Abdikarin Sayid

29/11/2022

"Raalligelintu ma ahan xalka dhibaato kasta!."

Nago soo Biir Follow Abdikarin Sayid ↖️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadishu