23/02/2026
Waqtiga buuxa
Heliwaa Football Academy U12 U14 U15
23/02/2026
Waqtiga buuxa
23/02/2026
Match Day
New Away Kit Has Arrived! 🔥⚽️
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa shirkadda Wehel Beauty Plus oo naga taageertay qalabkaan qiimaha badan. Taageeradooda iyo garab istaagooda waxay door weyn ka qaadatay hirgelinta hamigeenna.
Mahadsanidiin sida aad mar walba noo garab taagan tihiin 🤝
17/02/2026
Ramdaan Mubarik To All Muslim♥️☝🏿
07/02/2026
Tacsi – Maamulka & Macalimiinta Heliwaa Academy
Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi Raajicuun.
Maamulka iyo Macalimiinta Heliwaa Academy waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan walaalkeen Abdirisak Omar, oo kamid ah Maamulka Heliwaa Academy, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Hooyadiis qaaliga ahayd.
Geeridu waa xaq uu Alle SWT ku waajibiyay addoomihiisa, qof walbana wuu mari doonaa. Murugada iyo xanuunka maanta na wada gaaray waa mid aan la koobi karin, balse waxaan ku samirnaa qaddarka Alle iyo in ay tahay dariiqii dhammaan naf walba mari doonto.
05/02/2026
Line Up📸🔄
03/02/2026
Action. Focus. Game on.
Heliwaa Academy U12-14
30/01/2026
Kulankeennii maanta, Ahmed Dehero ayaa dhaliyay labo gool, wuxuuna ku guuleystay abaal-marinta Laacibka Kulanka. 👏⚽🔥
30/01/2026
Waqtiga Buuxa
30/01/2026
Matchday