17/01/2023
🚨 Scott McTominay wuxuu ka walwalsan yahay inuusan waqtigaan boos ka helin u ciyaarista Manchester United, wuxuuna u furan yahay inuu u dhaqaaqo Newcastle, maadaama ay jiraan xiiso uga imaanaayo dhankaas⚽️⚽️⚽️
(Xigasho: Telegraph Football)
17/01/2023
🚨 Manchester United ayaa la filayaa inay Marcus Rashford u kordhiso mushaarkiisa oo haatan ah 200,000 oo bound.
Si kastaba ha ahaatee, waxay ka caga jiidayaan inay gaarsiiyaan £ 300,000
(Xigasho: )
17/01/2023
🚨 Liverpool ayaa doonaysa in ay xagaagan la soo saxiixato Jude Bellingham iyo Matheus Nunes si ay ugu xoojiso khadka dhexe.
(Xigasho: Times Sport)
16/01/2023
Kooxdii ugu wanaagsaneed isbuucii soo dhamaaday maku raacsan tahay
Alen Shearer?
16/01/2023
Makula tahay Arsenal in eey soo afjareeyso dhowr iyo toban sano oo aay horyaal la aan aheed⚽️⚽️⚽️
16/01/2023
BARCELONA ayaa 3-1 ku garaacday Real Madrid kuna guuleysatay koobka Super Cup-ka Spain.
Xavi wuxuu helay koobkiisii ugu horreeyay isagoo ah macalin Barcelona⚽️⚽️