14/08/2025
Soo booqo website-kaas oo hel xog muhiim ah.
------------------------------------------------------------------------------------
DHIIRIGALIYE
Dhiirigaliye waa meel laga helo himilo, hal-abuur, iyo hagitaan. Waa blog u heellan inuu kugu dhiirrigeliyo inaad gaarto heerka ugu sarreeya.
14/03/2023
YAAQSHIID VS GUBADLEY
Maxaad uga baahan tahay kulanka galabta Yaaqshiid vs Gubadleey.
Garoonka Eng yariisow stadium wuxuu galabta marti galin doonaa kulan kamid tartanka degmooyinka iyo deegaanada gobalka banaadir kaasoo dhaxmari doonaa labada degmo ee kala ah Yaaqshiid vs Gubadleey wareega semi finalka waa kulan aad u adag waana kulan aad leysugu jilba murxi doono gubadleey ayaa un-peaten ah heerka group yada.
Yaad galabta guusha u rajeyneysaa labada degmo.
16/10/2022
Bahda dalsan academy wadajir:
Waxaan halkaan hambalyo ugadireynaa xulka 17 jirada soomaaliya ee ku guuleestay koobka bariga iyo bartamaha africa sido kale waxaan hambalyo lee nahay xiriirka soomaaliyeed ee kubada cagta , macalimiinta , iyo qof walba oo qeyb ka ka qaatay guusha xulka 17 jirada soomaliya waxey soohooyeen taatiikh weyn waxeyna ku qormeen baal dahab ah
Hambalyo xulka soomaliya
25/07/2022
Kulanti wanaagsan dhamaan asxaabta:
Waxaan maanta falanqeen doonaa kulanka Arab cup ee is wajihi doonaan Xulalka Somalia VS Oman maxaa ka qaldanaa xulkeena soomaliya U20 maxaad kula talin lahayd xulkeena.
12/07/2022
Waa Training kii maanta iyo iskululeentii maanta waxaan dhawaan ciyaari doonaa kulamo adag aan la ciyaari doono naadiyo kale.