11/04/2025
Welcome back home wiilkeni lacibkeeni otta kadib gudashada waajibaadka xulka qaranka
free for everyone ➪ᴊᴏɪɴ ᴜs
11/04/2025
Welcome back home wiilkeni lacibkeeni otta kadib gudashada waajibaadka xulka qaranka
16/03/2025
Mid kamida xidigaha agogo academy aya sanadkan nasiib u yeeshay inu matalo xulka qaranka under 17 welibo asaga o ad u yar ayu ku so bar baaray academiyada waxa juhdi iyo dadaal ku bxiyay mclnkisa agogo waxa lenahay guuleeso wiilkeena cabaas Yare ottalambey horumar wcn
28/12/2024
Ocean Cup
24/11/2024
Waxan hmblyo u direyna mclnkena abdlhi nur agogo o qaadaty shahadada herka caf D license horumar wcn ku leenahy mcln qaali
08/10/2024
Subaxaan training iyo neero 🌄 😴
14/09/2024
Mid ka mida xidigaha agogo academy aya qeyb ka ah cayarta glbta e degmoyinka gobolka banaadir guul wacan cabaas Yare 👍🩸❤️💪
12/08/2024
12/08/2024
Friendly match
03/08/2024
Sat 3 August match day big win 🏆 💪 🙌 😎
02/08/2024
Friday 2 August iyo qob doro 🏟 🏟