Fensa Chess Club

Fensa Chess Club

Share

clubkaan wuxuu ka dhisanyahay kulliyadda engineeringka jaamacadda Simad

15/12/2022

OGAYSIIS:

Waxaan ogaysiinaynaa dhammaan ardayda xiisaynaysa barashada ciyaarta Shataranjiga in aan galabta qabandoono tababar ku saabsan SIDEE LOO CIYAARAA CIYAARTA SHATARANJIGA?

Waaxaa lagu qabandoonaa xarunta Jaamacadda SIMAD qaybta Towm-Campus, Arday waliba waa uu kasoo qayb gali karaa, Waqtiguna waa 3:00PM.

Mahadsanidiin.

Photos from Fensa Chess Club's post 09/09/2022

Tartanka waxaa kaalinta koobaad galay Eng Abdirahman Abshir.

Waxaa kaalinta labaadna galay Eng Ibrahim Yahye

Hambalyo guuleestayaasha

Photos from Fensa Chess Club's post 09/09/2022

Waxaan todobaadka Engineeringka ku gabagabaynay tartan shatranji ah oo aan Soo xulnay illaa iyo Tira sideed qofood ah, tartankaas oo ahaa mid aad u xiiso badan, waxaa tartanka furay madaxa qeybta civil engineeringka Eng Abdullahi guled.

Waxaan hambalyo leenahay guuleestayaasha tartanka oo aan Soo shaaci doono inshallah.

Photos from Fensa Chess Club's post 26/07/2022

Waxaa shalay si rasmi ah usoo gabagabeynay tababarkii inoo Soo socday mudada labada maalmoodka ah kaasoo lagu baranayey aasaaska ciyaarta shatranjiga oo maskaxda kordhisa ujeedada ugu weyn eheed in kasoo qeyb galayaasha laba mar faa'iidaan Marna ay maskaxdooda u kobacdo, Marka kale ay bartaan ciyaar dhan oo aduunka qaali ku ah, waxaa mahadda koobaad iska leh Allah SWT oo inoo suurta galiyey inoo qabsoomo, sidoo waxaa mahad iska leh dhamaan asxaabtii nagala shaqeesay in tababarkaan aan si wacan usoo gababeyno, oo ay ugu horeeyaan:
Abdulkarim A. Hassan dean of faculty of engineering,
Abdullahi Guled head department of civil engineering,
Abdinasir Liban Mohamed chairman of Fensa,
Hussein Mohamed Hassan chairman of Fensa Chess Club , iyo labadiisa garab Zakariye Saalax ,Shakir Omar Abdiwahab ,
Macalin Deeq Abdiraxiin lecture of the training,
Mohamed Hassan Mohamed (jeekey): Editor,
Nasser photographer iyo dhamaan asxaabta nagala Soo qeybgashay.

Photos from Fensa Chess Club's post 25/07/2022

Waxaa shalay si rasmi ah inoogu furmay tababarkii ku saabsanaa barashada shatranjiga(Chesska) kasoo maalintiisii koowaad ka furmay Town campus waxaa tababarka bixinaya macalin Deeq Abdiraxiin oo ah khabiir ku dheereeya ciyaaraha Chesska, waxaa sidoo kale maanta sii soconaya tababarka oo wajigiisa labaad galaya maanta,
waxaa Soo abaabulay naadiga Chesska Fensa.

Faculty of Engineering Students' Association - FENSA

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu