19/12/2020
🌒🌒🌒Hordhaca CRYSTALPLACE VS LIVERPOOL 💥💥💥💥
saadasha kulanka Me 2_2 Barbaro ⚽️⚽️⚽️
🎈🎈🎈🎈🎈SADAASHADA KADHIIBO 🎲🎲🎲
Ogeysiiska Ciyaarta:-
Tartanka: England – Premier League
Taariikhda: Sabti 19 Dis 2020
Saacadda ay bilaabaneyso dheesha: 03:30 Galabnimo xilliga geeska Afrika.
Garoonka: Selhurst Park
Garsooraha: Jon Moss (England)
19/12/2020
Ogeysiiska Ciyaarta:-
Tartanka: England – Premier League
Taariikhda: Sabti 19 Dis 2020
Saacadda ay bilaabaneyso dheesha: 06:15 Maqribnimo xilliga geeska Afrika.
Garoonka: Camp Nou
Garsooraha: Alejandro Hernandez (Spain)
🔜Blaugrana oo baadi goobeysa guusheedii saddexaad oo xiriir ah horyaalka La Liga)☝️☝️
🎤QODHOB_YARRE🎤
19/12/2020
Waakee captain ka ugu fiican Premier League waqti xaadir kaan
1= Harry Maguire ❤❤❤❤❤❤
2=JohnHenderson🤣🤣🤣🤣🤣
3= Aubameyang 😡😡😡😡😡😡
17/12/2020
Qalaaas man UNITED Iyo Away waa Hishiish mucaaradoow cidaan Farah ka qaada for show wax baan arkaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
17/12/2020
📸HT- Manchester united 2-1 Sheffield united⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️
🧭🧭Half Ka H**e Ciyaar Fiican Baan Ciyaarnay,What pass From Poul pogba, Rashford Ayaa isaguna Goal Cajiib Ah dhaliyey🤭🤭🤭
17/12/2020
Manchester United ayaa wada guuleystay dhamaan 5-kulan ee kusoo ciyaartay bannaanka [Away] kulamada horiyaalka xili ciyaareedkaan, inkastoo kulan waliba goalka koobaad looga hormaraayay.
Wali meysan dhicin in koox marti ah [Away] 6-kulan badiso kadib, ayadoo goolka koobaad laga dhaliyo, hal xili ciyaareed Premier League-ga.
Manchester United ma sameyn doontaa in goal laga dhaliyo, kadib ma guuleysan doontaa. Mise ayadoo shabaqeeda la'gaarin ayee badin doontaa?
Nasiib wacan...
⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️
17/12/2020
💪💪Manchester united Vs Sheffeild United🎈🎈
🔴Manchester united ayaa Marti unoqon doonta Kooxda Sheffeild Kulan ka Tirsan horyaalka premeire league.
🔴Manchester united Ayaa Rabta Inay Guuleysato Si Ay u tiigsato Kooxaha Kaalmaha H**e Fadhiya🎈🎈
👨💻Hadaba comentiga hoose noogu reeb saadaashaada Kulanka🎈🎈🎈
🎮🎮Aniga saadaashayda Manchester united ⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️___0 [[5____0]]1 Sheffeild😍
Ogeysiiska Ciyaarta:-
Tartanka: England – Premier League🎈🎈
Taariikhda: Khamiis 17 DEC 2020 🎈🎈
Saacadda ay bilaabaneyso Ciyaarta : 11:00 Habeennimo xilliga geeska Afrika.🎈🎈
Garoonka: Bramall Lane🎈🎈
Garsooraha: Michael Oliver (England)🎈🎈
14/12/2020
Meeshaan Arsenal i nee kadoo baxdo rajo maa ugu jirto
Reerfaanaaye iyo REAL SOCIEDAD
SOCIEDAD MACSALAAMO WEEY KU DEESAY
14/12/2020
RASMI: PSG ayaa sheegtay in baaritaanadii lagu sameeyay dhaawaca canqowga ee Neymar ay aheyd 'mid lagu kalsoonaan karo', waxaana markale la qiimeyn doonaa 48 saacadood gudahood.
14/12/2020
Meeshaan Manchester United k**a Arkeee Ila Raadiya