27/05/2026
Cafimaadsan ku ciida
27/05/2026
Cafimaadsan ku ciida
19/05/2026
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! M Cali Sahal
12/05/2026
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Mohamed Siyad Roble, Patient Machumu Mulumeoderwa, Carab Jamac
Wareysigii wllkeen Abdijaliil ee uu la yeeshay adeer Rashiid gadhweyne wax badan baa iiga baxay oo siyaasada, sugaanta iyo weliba diinta la xiriira sheekoyin dowladii kacaanka ee madaxweyne siyaad barre iyo Abwaan Hadraawi wixii dhex maray xarigiisii iyo in uu ahaa shaqsi aan la gaban aragtidiisa kuna adkaa sido kale, isaga iyo Abwaanku sida ay isku barteen iyo Saxiibtinimadodii aan ilaawine waxa kamid ahaa wareysiga this issue ee Somalia iyo Somaliland ayuu si qotodheer ee caqli ku dhisan uga hadlay.
gunaanadkii markii lasoo gaaray baa la weydiyay su'al ah wax aqriska iyo sida isku yihin haduu uu jiro buug saameyn gaar u lahaa baa wuxu ku jawaabay anu buugaag fara badan ban aqriyay mid kasta na saameyntisa gaarka buu ii lahaa lkn buug aan aqrintiisa ka daalin oo marba marka kasii dambeyso aan usii xiisaayo wa kitaabka Quraanka kareemka.
To be honest, wax la aqriyo Kitaabka Alle baa ugu wanaagsan ee isaga saaxiib halaga dhigto Alle cimriga iyo cafimaad kaba ha u barakeyo adeer Rashiid Runtii waxan oran karaa wareysigan wuxuu ahaa mid dhaxal reeb ah.
06/05/2026
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Maxamed Siciid Sacad, Ahmed Bakar Nuur
02/05/2026
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Manish Suryavanshi, Mohamud Yusuf Abdi
Emergency fund
Wa sanduuq dhigaal ah oo aanan si fudud looga daba tagin kaas oo kaa caawinaya in case hadii ay shaqada kaa istaagto mudo dhan sadex ilaa lix bilood in aad kusii joogi karto sido kale, arin cafimaad deg deg ah oo qoyska hadii ay soo boodo in meshaa laga dabari karo.Waxay dhahaan afka qalaad (look on Special eye) mcnha il gaar ah kufiiri wa tiiye bal hala moogaanin sanduuqas waxtarka leh. Sida caadiga ahna hadii aad dhaqan galiso xeerka 50,30,20 wad heysaa sanduuqan wuxuu hoos imaanaya 20 oo ah saving wa billahi towfiiq.
That's Financial literacy
It's not how much money you make. It's how much money you keep.
ANYONE WITH AN IDEA OF WHAT FINANCIAL LITERACY IS ?