Jacar Football Club

Jacar Football Club

Share

JACAR GALGADUUD SOMALIA

Photos from Jacar Football Club's post 22/10/2025



Kaso naqashada Fasax & Dalxiiska 2bilood ee Degmada Waxaa Dib ubilaawde tababarka Usbuuclha aha Ee

Jacar Football Club sports Hormar leh ๐Ÿ™

Photos from Jacar Football Club's post 15/08/2025

๐Ÿ“ธ Qaar kamid ah Dhalinyarada Accademy sanadkan udalxiiste iyo gudoomiye libaan nur

Yaad ka aqoonsate jiilkan garoonkoodi bashaalayo ?

Jacar Football Club sports Hormar leh ๐Ÿ™

15/08/2025

Mustaqbalka Degmada & Gudoomiye liban nur siyadโค๏ธ

Jacar stadium ๐ŸŸโค๏ธ

Jacar Football Club sports Hormar leh๐Ÿ™

26/07/2025

News Big Game ayaa hada soo dhacay Halkan kala soco๐Ÿ‘€๐Ÿค

Galhareeri vs Jacar

Jacar Football Club sports Hormar leh ๐Ÿ™๐Ÿค

Photos from Jacar Football Club's post 20/07/2025

(Sawiro)๐Ÿ“ธ

Dhamaan bahda sportska Degmada Waxeey xalay sagootin & duco intaba iskugu dareen mid ka mid weerar yahanidii ugu fiicna Abid soo mara Degamada jacar !

Legend weyn Ismail Axmed Ali oo ku magac dheer oo ku wajahnaa Degmada


Safar salaamo legendry๐Ÿซฒ

Jacar Football Club sports Hormar leh โœŠ๏ธ

14/07/2025

Galabta waxa jira kulan weyn oo udhexeyo
Jacar vs Galhareeri
Labada dhinac waxan rijeyaa inaa sinabad ah ku dhameysataan ciyaarta galabta guulโšฝ๏ธโœ…๐Ÿ‘

01/07/2025

Ciyaar kulul oo galabta ka dhece jacar waxan idin rijeyna inaa labada dhinac ciyarta qurux ku dhemeysatan โšฝ๏ธ๐Ÿซก

01/07/2025

BREAKING NEWS
Ogeeysiis ogeysiis dhamaan bahweeynta sportstka Degmada jacar waxaa la idin ogeysiinaya dhaman.

waxaan rabaa inaan cadeeyo cupka laciyaarayo loogu na dabaaldagaayo 1 lulliyo inuu yahay mid kabaxsan nidaamka sports ka Degmada jacar oo eeysan shaqo kulaheehn xubnihii ku magacaaw naa sida.

Gudigayada spoortska & godoomiyaha Sportska

Arinka maanta dhacaa waxaa wato shaqsiyaad Dana gaar ah wato Mahadsanidin Reer jacaredow

Photos from Jacar Football Club's post 23/02/2025

Part two sawiro final jacar cup 2025 AZUL Sports ๐Ÿ™

Jacar Football Club sports Hormar leh ๐Ÿ™

23/02/2025

AZUL Sports ๐Ÿ™

Photos from Jacar Football Club's post 23/02/2025

Part one Sawro Final Jacar cup Coosweyne & waqda ๐ŸŸ

Jacar Football Club sports Hormar leh ๐Ÿ™

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu