10/05/2026
Barcelona ayaa ku guuleysatay horyaalka dalka Spain markii 29-aad πͺπΈπ
Barca ayaa ku guuleystay horyaalka La Liga laba xilli ciyaareed oo xiriir ah.
VISCA Barca.π
kusoo dhawow pageka Rasmiga Yaxye Nuur Cabdulle Barcelona
10/05/2026
Barcelona ayaa ku guuleysatay horyaalka dalka Spain markii 29-aad πͺπΈπ
Barca ayaa ku guuleystay horyaalka La Liga laba xilli ciyaareed oo xiriir ah.
VISCA Barca.π
16/04/2026
BarΓ§a waxay heshiis la gaartay wakiilada Bastoni oo ku saabsan qandaraaskiisa.
Heshiiska Inter Milan oo keliya ayaa harsan, waana caqabadda ugu weyn hadda.
08/04/2026
Lamine wuu dadaalay, caawa soo rabo ayuu ka yeeshay daacish Lkn roosaha na dilay.
Next match noo balan ah daacishey.
04/04/2026
Daacish anaga agteena biyo caadi ka yihiin π
21/02/2026
Pedri, Gavi iyo Marcus Rashford ayaa maanta la tababartay kooxda.
07/02/2026
Bernal. π
07/02/2026
Kubad raaxadeeda hadaa rabto Barca daawo.
Xoogweynta LaLiga.π©΅β€οΈπ
28/01/2026
FT: Barcelona 4-1 Copenhagen
VIVA BARCA. π©΅β€οΈπ
21/12/2025
FT: Villarreal 0-2 Barcelona
β½ Raphinha
β½ Lamine Yamal
13/12/2025
FT: Barcelona 2-0 Osasuna
VIVA BARCA. π©΅β€οΈπͺ
10/12/2025
Saan lee rabaa ani saan lee rabaa. πππππ
Postigaan haddii uu ku soo gaaro kaliya qosol saar. ππ