AK Sports

AK Sports

Share

AK Sports
Waa page gaar u ah arimaha sports waxa uu xooga saaraa sida uu udabooli lahaa baahida war

AK Sports
Waa page gaar u ah arimaha sports waxa uu xooga saaraa sida uu udabooli lahaa baahida wararka sports waa page ku shaqeeya social-media

06/05/2021

Xanta❗Man Utd ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso dalab 90 milyan ginni ah oo ay ku dooneyso 27 jir Harry Kane. Weeraryahankan ayaa h**e u sheegay inuu doonayo inuu ka tago Spurs haddii kooxdu ku fashilanto inay xaqiijiso uso bixida Champions League xilli ciyaareedka dambe. Glazers ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku hayaan inay u dhaqaaqaan dhaqso iyagoo isku dayaya inay taageerayaasha dib ugu soo celiyaan dhinacooda.

06/05/2021

Liverpool ayaa qiimo jaban dul dhigtay 27 jirka Oxlade-Chamberlain iyada oo Dortmund lagu soo waramayo in ay aad u doonayso in ay xiddiga reer England keento Germany Liverpool ayana dalbatay 17M o kaliya.

06/05/2021

Dag dag❗ Barcelona ayaa ugu dhawaaneysa sidii h**e si ka duban o bilaash ah inay kula soo saxiixato Sergio Aguero xagaagan iyadoo kooxda ay hada wadahadalo kula jirto wakiilada reer Argentina🔥⚽️

05/05/2021

Man Utd ayaa 90 milyan oo ginni Harry Kane ku doneysa si ay u qanciso taageerayaasha careysan.

21/03/2021

Soomaaliya ayaa ciyaari doonta koobka dalalka carabta ee FIFA Arab Cup kaa oo ay marti gelin doonaan dalka Qatar.
December 1-18-keeda sannadkan 2021 ayaa la ciyaari doonaa.
Dalalka tartanka ka qeyb geli doona ayaa ah

Soomaaliya, Aljeeriya, Baxrayn, Komoros, Jabuuti, Masar, Ciraaq, Urdun, Kuwayd, Lubnaan, Liibiya, Moritaaniya, Morooko, Cummaan, Falastiin, Qadar, Sacuudi Carabiya, Suudaan, Suuriya, Tuuniisiya, Iskutagga Imaaraadka Carabta iyo Dalka Yemen.

22 dal oo loo yaqaano dalalka carabta ayaa tartanka loo qabanayaa .

Photos from AK Sports's post 05/03/2021

Daafaca kooxda Man United ee Ruben Dias ayaa qirtay in uu taageere u ahaa kuna dayan jiray Halyeeyada kooxda Man United ee Rio Ferdinand & Nemanja Vidic.
Daafaca reer Portugal ayaa 62 milyan oo euro ugu soo biiray Man City isaga oo kaga soo biiray kooxda Benfica.
Dias ayaa saamayn deg-deg ah ku yeeshay kooxda Man City isaga oo fure u ah qaab ciyaareedka kooxda ee xilli ciyaareedkan.
“Markii aan da’yarka ahaa waxa aan daawan jiray premier League todobad walba waxa aan daawan jira daafacyada Ferdinand,Vidic, Kompany, John Terry
ayuu Dias yidhi.
“Waxa aan halkaas ka bilaabay barashada sida loo difaacdo waxana aan haatan fahmayaa Horyaalka iyo sida looga ciyaaro”ayuu sii raaciyay.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu