Garre TV

Garre TV

Share

Garre community meel walba aad jogtaan page kan kor u qaada follow da iyo like & comment intaas idinkaa idinka sugeynaa

02/06/2026

Garre nimadu waa heybad uu alle baxsho🫡

31/05/2026

I got over 200 reactions on my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

26/05/2026

Like

26/05/2026

Ciid Mubaraak dhamaan umada somaliyeed Gaar ahaan qomiyada leyga beeray Garre
كل عام وأنتم بخير وصحة وعافية

20/05/2026
20/05/2026

I got over 150 reactions on my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

20/05/2026

Hambalyo, Kaptan Abdiweli Mohamed Haaji oo loo magacaabay Taliye Kuxigeenka Airportka Shaati Gaduud international Airport ee magaalada Baydhabo, shaqo wacan Belkey 🫡.

Photos from Garre TV's post 17/05/2026

Madaxweynaha kumeel gaarka ah HonDD KGS Mudane Hon Jibril Abdirashid Haji ayaa u magacaabay Taliye sandheere Taliyaha ciidanka Birmaska KGS

Photos from Garre TV's post 14/05/2026

Shaacinta natiijafa Dowladda gobolka KGS
Kuraasta ugu badan waxaa helay xisbiga JSP Oo u musharax madax weyne u yahy Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe waxey helen 51 kursi
Halka dhigiisa gadoomiyaha xisbiga NPU ahna musharax madaxweyne Sharif Hassan Sheikh Aden Issak ey heleen 14 kursi
Hadaba maxey kuula muqataa muwadin fikir kaaga waa inoo muhiim
TV

Photos from Garre TV's post 14/05/2026

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Mudane Abdifatah Sayid Ahmed Siidii ayaa magaalada Baydhabo kaga qeyb galay kulan muhiim ah oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Koonfur Galbeed.

Kulanka oo uu shir guddoominayay Wasiirka Wasaaradda Mudane Mohamed Isaak Osman (Fanax), ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha horumarinta gobollada, xoojinta dowladaha hoose, dib-u-heshiisiinta bulshada iyo xasilinta deegaanada laga xoreeyey Khawaarijta.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa kulanka ka muujiyey muhiimadda ay leedahay wada shaqeyn dhab ah oo u dhaxeysa hay’adaha dowladda si loo gaaro horumar waara, nabad iyo adeeg bulsho oo tayo leh.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Baidoa
Mogadishu
063947