Somali Sports Forum

Somali Sports Forum

Share

Waa Madal qabata doodaha, isla markaasna dhagaysata, soona gudbisa aragtiyada kala duwan ee lagu hor marin karo ciyaaraha dalka.

26/11/2025

You did everything, very proud of you guys👏 🇸🇴

21/11/2025

Wiilasha xulkeena U17 ayaa soo laabasho waalli ah ku sameeyay xulka martida loo yahay ee Ethiopia, ciyaar kusoo dhamaatay 3-3 oo ay labada xul isla dhaafi waayeen.

Ethiopia ayaa ciyaarta ku hoggaaminayay 3-1 daqiiqadii 85, wiilasha Sheikha iyo Anas ayaa goolal deg deg udhaliyay xulkeena iyagoo diiday in dhinaceenna dhulka la dhigo.

Forza Wiilasheena👏

20/11/2025

GUUL TAARIIKHI AH!

Garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cartan ayaa ku guuleystay abaalmarinta garsooraha ugu fiican Africa 2025!

Garsoore Cumar ayaa ku mutaystay dadaal,ka go’naasho iyo hufnaanta uu muujiyay inta lagu jiray sanadkan sii dhamaanayo.

Hambalyo ayaan ku leenahay Cumar Cartan👏

17/11/2025

Guul weyn!

Xulka Soomaaliya oo 2-1 kaga badiyay xulka Bahrain kadib ciyaar saaxiibtinimo oo ay wada ciyaareen!

Xulkeena ayaa guul daaray muddo dheer oo guuldarrooyin ah kadib!

25/03/2025

Shaxda rasmiga ah ee xulkeena ay ku wajahayaan Bostwana.

Maxaad ka filaysaa?

25/03/2025

Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa caawa la ciyaari doona xulka Botswana, iyadoo la xasuusto in xulkeena uu bar bardhac 0-0 lasoo galay Guinne.

Maxaad ku saadaalinaysaa?

21/03/2025

Xulka Somalia oo helay dhibicdii ugu h**eysay, kadib bandhig il qabad leh ee uu soo bandhigay ciyaaryahan Cabdiraxman Jamac!

Sidee u aragtaa bar bardhaca xulka?

21/03/2025

Qaybtii h**e waxaa lagu kala nastay 0-0.

Sidee u aragta bandhiga xulkeena?

21/03/2025

Shaxda rasmiga ah ee xulkeena oo lasoo saaray!

21/03/2025

Warar hor dhac ayaa sheegaya in Haggio iyo Abdulle ay kusoo wada bilaabanayaan safka h**e ee xulka Qaranka!

Maxaad filaysaa caawa?

21/03/2025

Somalia oo caawa la ciyaaraysa Guinea!

Maxaad u rajayne?

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu