Aska ironman Coaching

Aska ironman Coaching

Share

ONLINE FITNESS COACH πŸ’ͺ
πŸ”₯Fat Loss & Muscle Building
πŸ“© 90-Day Transformation OPEN
Apply Here link Hoose buuxi⬇️

https://forms.gle/xGG1FiFXUxZMS6gH7

20/05/2026

Iska dhaaf tababarka bilaa qorshaha ah
Dad badan gym-ka waxay ku lumiyaan sanado iyagoo aan aqoon hadafkooda saxda ah. Haddiidnaan aqoon xisaabta cuntadaada, jirkaagu ma isbedelayo

πŸ“₯ Ma rabtaa inaan adiga kuu xisaabiyo hadafkaga? fariin toos isoodir kelmada "COACH ME " hadda, si aan kuugu sameeyo qorshe cunto iyo mid tababar oo adiga kugu haboon



Z






19/05/2026

𝑴𝒂𝒙𝒂𝒂 𝑯𝒖𝒓𝒅𝒂𝒅𝒂 π‘΄π’–π’‰π’Šπ’Šπ’Ž π’Œπ’‚ π‘«π’‰π’Šπ’ˆπ’‚π’šπ’‚?

. . . . . .

17/05/2026

Haddii aad gym aado ha isku khasbin culayska ❌
Murqaha waxaa dhisa control & form sax ah
Natiijo dhab ah = reps nadiif ah
DM β€œCoach me” si aan kuu siiyo plan kuu gaar ah

















16/05/2026

Comment kusoo Qor β€œwarm-up waxan kusoodir doona sidaa u sameen laheyd . . . .

15/05/2026

Dhalanyaro badan waxay Rabaan V-Shape Lakiin 3-daas Muruq ma sameeya . . . . . .

14/05/2026

Muruqyadadu waxay ku koraan soo kabashada Ma ahan inaad maalin walba hal muruq ka Almiiteyso sids inaa malin walba gacan sameyso . . . . somalitiktok Facebook

13/05/2026

Ma is weydiisay sababta dhabarkaagu u ballaaran la'yahay?
Sirta ma ahan culeyska aad qaado, waa farsamada (Form). Daawo video-gan si aad u barato sida saxda ah ee muruqa loola hadlo.

Ma rabtaa isbedel dhab ah oo 90 maalmood ah Waxaan bixiyaa

Meal Plan (Qorshe cunto).
Workout Plan (Qorshe tababar).
1-on-1 Coaching.

πŸ‘‰ Guji link-ga Bio-ga ama DM β€œCOACH ME” iisoo dir hadda Kaliya 3 boos ayaa ii furan bishan!








12/05/2026

Push day – no excuses, just progress πŸ’ͺ . . . . . :

11/05/2026

Haddii aad rabto Plan ama coaching isoodir comment β€œCoach me” ama Ku dhufo link bio-ga si aan ku caawiyo……………………

03/05/2023

Haddii aad leedahay lugo caato ah Haddii aad ku dhibtoonayso inaad ka korto lugahaaga aad ka baxdo Lugo basto







*+ #+

09/04/2023

Κœα΄€α΄…α΄€α΄… α΄‹α΄œ α΄…α΄€α΄€sʜΙͺ ΙͺΙ΄α΄€α΄… α΄…ΚœΙͺsᴛᴏ α΄œα΄˜α΄˜α΄‡Κ€ α΄„Κœα΄‡sα΄› ᴛʀʏ 3α΄›Ιͺᴘs




Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Mogadishu