20/11/2022
Saadaali oo kuguuleyso $10
Qatar vs Ecuador World Cup 2022 - Group A
SHURUUDAHA:
-Sheere gareey postiga
-Like saar post-ga
-Like iyo follow saar page-ka
-10Group ku-share garee post-ga
F.G saadaalintu waxay ku egtahay markay ciyaartu bilaabato, sidookale maguuleysan doono ruuxi kataga midkamid ah shuruudaha
NASIIB WACAN!!
18/11/2022
π¨ Manchester United ayaa sahmineysa iney burburiso heshiiska Cristiano Ronaldo, kuna dacweyso inuu jabiyay heshiiskii.
Ka hor talaabadaan waxey la kulmi doontaa qareeno dhanka sharciga ah, si ay u qaaddo tallaabo ku haboon oo k**a dambeys ah.
CR7 sida muuqata kuma soo laaban doono kooxda.
Man United maka shalaayi doontaa? Mase waa ka reysan doontaa?
Aragtidaada ππ½
18/11/2022
Xulka qaranka Senegal ayaa ku dhawaaqay in Sadio Mane uu seegi doono Koobka Adduunka. π
Isaga oo dhaawac ah ayay soo wateen markii h**e waxa ay rajo ka qabeen inuu qeybaha dambe ee koobka Adduunka ka soo muuqdo, balse ma dhicin.
18/11/2022
Xulka ugu quruxda iyo labiska shidan ee World Cup ka qeyb galaaya β€οΈ
07/09/2022
Thomas Tuchel waxa uu Chelsea ku sugnaa kaliya 20 bilood, waxyaabihii uu qabtay waxaa ka mid ahaa:
π Champions League
π UEFA Super Cup
π Club World Cup
π₯ UEFA Coach of the Year 2021
π₯ FA Cup Finalist
π₯ League Cup Finalist
Ma kula tahay in goβaanka madaxda Chelsea uu ahaa mid qaldan?
07/09/2022
Rasmi: Chelsea ayaa shaqada macalinimo ka cayrisay Thomas Tuchel!
07/09/2022
Erling Haaland oo noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee Manchester City ah ee gool dhalliya kullmadiisii ugu horreeyay Premier League iyo UEFA Champions League.
07/09/2022
Naadiga Liverpool ayaa war fican ka heshey herada tababarka kadib markii ay u soo laabteen xidigaha Diogo jota iyo Thiago Alcantara
06/09/2022
Markii ugu horreysay xirfadahooda ciyaareed ee taariikhda Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa u billaaban doonto in ay ka wada soo muuqdaan labo tartan oo kala duwan oo Yurub ah.