27/02/2023
La Liga,Barcelona iyagii ayaaba la garaacay inta ay islahaayeen ka faa,ideysta kufitaankii Real Madrid
Next waa El Clasico khamiista Dele Rey
Sports’ku Waa is dhexgalka bulshada..!
27/02/2023
La Liga,Barcelona iyagii ayaaba la garaacay inta ay islahaayeen ka faa,ideysta kufitaankii Real Madrid
Next waa El Clasico khamiista Dele Rey
26/02/2023
GOOLHAYAN waataan idinlahaa Armuu caawa marada idinka ridaa mucaradoow
Man united 2-0 Newcastle Final !
25/02/2023
Sadaali Kulanka Bari u dhaxeeya labada naadi Ee chelsea iyo tottenham kuna guuleyso $100
Hadaba sidee ugu guuleysan Kartaa
Shurudaha waa tan ..⬇️
1• Pageka follow dheh
2• Share dheh ku dhawaad 10 groub
3• Like iyo comment intaa ku sadaasishay
F•G
Soo sadaali intaa ciyaarta bilaaban ka hor!
Guul ayaaa inii rajeyna guul waxaan..!
25/02/2023
Man City ayaa soo daba Ordeysa Arsenal kadib guul goolal badan,Xili Napoli ay wali ku dhowdahay horyaalka
Real oo xili dambe bar baro heshay ayaa ka walwalsan in Barce ay hogaanka dheereysato..
Commentiga Waa dhanka !
25/02/2023
Hat trick the cr7 Cawaa ⚪️🟡
Maxaad ka amiinstahay ninkan commentiga inuga sheeg mahadsanid..!👏🗯
24/02/2023
Ciyaaraha ugu sameynta badan berito iyo Beri dhambe..!
24/02/2023
Farxada Man united ninkii Masuulka ka ahaa
Antony Matheus dos Santos!!🤍
24/02/2023
Maxaa ka amiinstahay casemiro? 👏