28/02/2025
FURITAANKA TARTANKA WDJ RAMADAN CUP
KOREA 🆚 CLEVER BOYS
🏆 WDJ RAMADAN CUP 2025
⏰ 04:00 PM.
🗓️ 28/2/2025
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR
Yaa badin kara kulankaan ?
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wadajir Sports Association, Sports League, Xalane Street, Mogadishu.
28/02/2025
FURITAANKA TARTANKA WDJ RAMADAN CUP
KOREA 🆚 CLEVER BOYS
🏆 WDJ RAMADAN CUP 2025
⏰ 04:00 PM.
🗓️ 28/2/2025
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR
Yaa badin kara kulankaan ?
16/12/2024
SHERIFF 🆚 DHALINTA MAANTA
🏆 WDJ ACADEMY CUP 2024
⏰ 04:30 PM.
🗓️ 16/12/2024
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR
Yaa badin kara kulankaan ?
15/12/2024
Kulamada Galabta Tartanka Kubadda Cagta Akadeemooyinka Degmada Wadajir 2024 Waxa uu dhex mari doonaa Kooxaha kala ah.
Kulanka 1aad Saacada 3:30PM
UBAD ACADMEY 🆚 DAALO ACADEMY
🏆 WDJ ACADEMY CUP 2024
⏰ 03:45 PM.
🗓️ 15/12/2024
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR
Kulanka 2aad Saacada 4:45PM
CLEVER BOYS AC. 🆚 HORSEED ACADEMY
🏆 WDJ ACADEMY CUP 2024
⏰ 04:30 PM.
🗓️ 15/12/2024
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR
Kulumadaan Aadka u adag galabta Waxaa lagu ciyaari doonna garoonka Fuustalka Xarunta Degmada Wadajir.
Fadlan ka soo qaybgal oo dhiirigeli Kooxdaada!.
14/12/2024
BUULO ACADMEY 🆚 SAFAANA ACADEMY
🏆 WDJ ACADEMY CUP 2024
⏰ 04:30 PM.
🗓️ 14/12/2024
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR
Yaa badin kara kulanka Furitaanka ?
09/12/2024
Sawiro: Xarunta Degmada Wadajir Waxaa Galabta lagu qabtay Qori-tuurka Tartanka kubbadda Cagta Akadeemiyaasha Degmada Wadajir.
Agaasinka Tartankaan ayaa leh Xafiiska Sportska Degmada Wadajir qori tuurka Waxa uu u dhacay Si jawi Degan oo qurux badan.
—𝗗𝗛𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗗 —
Xafiiska Sportska Degmada Wadajir
17/10/2024
17/10/2024
Sawiro: Garoonka Futsalka Xarunta Degmada Wadajir galabta Waxaa ka dhacay Kulan Ciyaareed lagu Maamusayey Sanad guuraddii 22aad Ee Aas aaska Iskuulka Xalane
Dugsiga Xalane Waxa uu ka mid yahay Iskuuladda ugu faca weyn Ee ku yaala Degmada Wadajir, Waxa uuna soo saaraa Arday Tayo sare leh Aqoon iyo Akhlaaq lagu barbaariyey.
UGU DAMBEYN.
Kulanka Waxa uu kusoo dhamaaday si wanaagsan.
Xafiiska Isboortiga Degmada Wadajir waxa uu soo dhawaynayaa Dhamaan Iskuulada Degmada Wadajir.
Gudoomiyaha isboortiga Degmada Wadajir
Mudane: Cabdirisaaq Salaad Cabdi ( Saaqey )
Fadlan share dheh