Women center for peace and development

Women center for peace and development

Share

WOCPD is non-profit Organization, whose aims are. to promote peace, and development in Somalia.

Photos from Women center for peace and development's post 19/09/2024

On September 15-17, 2024, Human Rights Clubs, in collaboration with WCPAD, conducted a human rights awareness campaign in three different schools in Dhusamareb. The coaching sessions were about an introduction to human rights, where the students learnt about the fundamental principles of human rights and their significance in their daily lives.

Photos from Women center for peace and development's post 15/09/2024

Hey’adda Women Centre for Peace and Development (WCPAD) oo gacan ka helaysa hey’adaha UNICEF iyo UNSOM ayaa 12 September 2024 ku soo gabangabeysay Dhuusamareeb tababarka tababarayaasha oo sare loogu qaaday xirfadda hoggaamiyaasha Naadiyada Xuquuqul Insaanka ee ka dhisan Galmudug.

Tababarka Tababarayaasha oo socday muddo saddex beri ah ayaa lagu soo gabangabeeyay caasimaadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo ay ka soo qeybgaleen 24 xubnood oo ka socday naadiyada xuquuqul inskaanka ee ka dhisan dhuusamareeb.

Photos from Women center for peace and development's post 05/05/2023

Wocpad ayaa soo gabagabaysay tababar 3 maalin ahaa
oo ku saabsanaa Hanaanka Abuurista Aragtida Ganacsiga
oo ay ka qaybgaleen haween gaaraya 20.

11/04/2023

Wargalin

Waxaa farxad ah inaan idin la wadaagno in sannadkan 2023, la qaban doono shirka Haweenka Xirfadleyda Soomaaliyeed oo ka dhici doono Muqdisho 15 - 16 June 2023 haddii uu Alle idmo.

Faahfaahin dheeri ah ayaa idin la wadaagi doonaa xilliyada soo socda, inta ka horeyso waa inoo aragti xiiso leh.

Mahadsanidiin.

Photos from Women center for peace and development's post 12/03/2023

Bismillaah.

Waxaa maanta inoo soo idlaaday tababar 4 maalmood inoo socday oo ku saabsanaa ‘'Qaabeynta aragtiyada ganacsiga ’’

Waxaan halkaan uga mahadcelinaynaa Allaha inoo suurageliyay in aan qabano tababarkaan.

Kadib waxaan u mahadcelineynaa dhammaan inta qeybta ka qaadatay hirgelinta fikirkaan.

Si la mid ah waxaa mahadsan hawlwadeenada Women center for peace and devlopment ee u dhabar adeegay ka miro dhalinta hawlshaan quruxda badan.






11/03/2023

Waxaa si qurux badan inoogu furmay maalintii 3aad (Day3) tababar ku saabsan
Qaabeynta Aragtida Ganacsiga .



Photos from Women center for peace and development's post 09/03/2023

Waxaa si qurux badan inoogu furmay maalintii 2aad (Day2) tababar ku saabsan
Qaabeynta Aragtida Ganacsiga
Waxaa marti ku ah maanta Charles Remo oo ku xeeldheer xalinta mushkiladaha ganacsiga.




09/03/2023

Waxaa si qurux badan inoogu furmay maalintii 2aad (Day2) tababar ku saabsan
Qaabeynta Aragtida Ganacsiga
Waxaa marti ku ah maanta Charles Remo oo ku xeeldheer xalinta mushkiladaha ganacsiga.




Photos from Women center for peace and development's post 08/03/2023

Maanta oo ay tahay 8-dda Maarso 2023, sanad walba maanta oo kale caalamka waxaa laga xusaa maalinta caalamiga ah ee Haweenka, iyada oo la soo badhigayo hormarada iyo waxqabadka haweenka aduunka.

Women center for peace and devlopment ayaa maanta u furtay 10 ka mid ah gabdhaha ku nool Mogadisho tababar ku aadan Qaabeynta Aragtida Ganacsiga.



08/03/2023

Waxa inoo furmay maanta oo ay tahay 8 Maarso, tababar ku saabsan
Qaabeynta Aragtida Ganacsiga .
Waxuuna socondoonaa labo todobaad.




Photos from Women center for peace and development's post 24/01/2023

WOCPAD Executive Director Hibi Ali is pleased to participate in YALI Young African Leaders in Nairobi.The 4 weeks training supported by USAID brought together young people to share their countries experience & opportunities.

02/08/2021

Xarunta Haweenka Nabadda iyo hormarinta( Women Center For Peace and Development) waxay dhiiragelineysaa , bogaadineysaana Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug , taas oo ah in markii ugu horeysay sannadkaan 43% ay imtixaankii ay qaaadaysay Wasaaradda ee Fasalka 8-aad ay gabdho Noqdaan, waxay cadaynaysa in wacyiga gabdhaha adaya iskuulada uu ad kor ugu kacayo Galmudug.

Ugu danbeyn Xaruntu waxay hambalyo u diraysaa wasiirka wasarada waxbarashada Galmudug gabdhihii ku baasay imtixaanaadkii ay qaadeysay Wasaaradda, waxayna guul u rajeynaysaa dhamaan gabadhaha Soomaaliyeed ee marwaliba u taagan sidii ay Waxbarashadooda kor ugu qaadi lahaayeen.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Makka Al Mukarrama Adani Tower 2
Mogadishu