kulmis Sports

kulmis Sports

Share

Wararka Ciyaaraha

28/05/2025

Milos Kerkez ayaa ayaa aqbal kubiirista Liverpool, heshiiska shaqsiga ahna way kala saxiixdeen.

Photos from kulmis Sports's post 28/05/2025

Manchester City ayaa doonaysa inau lasoo saxiixato labadaan xidig Tijjani Reijnders and Rayan Cherki

27/05/2025

Hugo Ekitike ayaa lagu wadaa inuu noqdo bedelka suurtagalka ah ee Darwin Nunez!

Miyuu yahay ninka ku haboon inuu hogaamiyo weerarka kooxda Liverpool ?

26/05/2025

Man United ayaa heshiis afka ah la gaartay Matheus Cunha oo ka tirsan Wolves 🇧🇷

Kadib dadaalo dheeraad ah oo ku saabsan heshiiskia Cunha, haatan qandaraasku waa diyaar. Wuxuu saxiixi doona heshiis shan sano ah oo leh ikhtiyaar lagu kordhinayo ilaa 2031.

Wolves waxay heli doontaa 62.5 milyan ginni oo ah qiimaha lagu burburin karo qandaraaska.
Heshiiska waxaa lasoo gabagabayn doonaa usbuucan.

Sidee u aragtaa Saxiixaan?

25/05/2025

Liverpool ayaa sidoo kale horumar kasamaynayso wadahadalada Milos Kerkez ee Bournemouth… ma ahan kaliya Frimpong iyo Wirtz.

24/05/2025

🚨 Ryan Gravenberch aya ku guleystay da’yarka sanadka 2024/25 ee premier league 👏🏽

24/05/2025

Florian Wirtz ayaa u sheegay Bayer Leverkusen inuu doonayo oo kaliya inuu ku biiro Liverpool. 👀

Wadaxaajood ayaa socda.

24/05/2025

Maxamed Saalax Ayaa Ku Gulaystay Abaalmarinta Xidiga ugu fiican Premier League Ee Sanadkaan 2025. 🏆✨

21/05/2025

2025 waa sanadkii shimbiraha 🕊🐦🦅🐥

20/05/2025

Liam Delap waxa uu kulan qarsoodi ah la yeeshay MAN UNITED si uu ugala hadlo mashruucooda iyo aragtidooda, Sida ay qortay The Athletic.

19/05/2025

🚨🚨Update: Manchester United ayaa hadda ku dhow inay la soo wareegto Matheus Cunha. 🔴🇧🇷

Brazilian-ka ayaa aqbalay mashruuca Man United. Heshiiska shuruudaha shaqsiga ah wuxuu ku dhow yahay in la gabagabeeyo.

Man United ayaa bixin doonto 62.5 milyan ginni oo lagu burburin karo heshiiska ciyaaryahanka.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Mogadishu
Mogadishu