[EN version below]
Xirfadu kuma timaado nasiib, ee waxay ku timaadaa ku celcelis iyo samir daawasho wacan My boy Anas oo soo bandhigaya mid ka mid ah guulaha tababarka team-ka.
βπ Liido Beach | Muqdisho
***
Mastery is not a product of luck, but the result of relentless practice and patience watch my boy Anas showcase the power of consistency and team training in this freestyle session.
βπ Liido Beach | Muqdisho
Dabaal Bile Swim Club
We, Dabaal Bile π
Baro dabaasha β’ Badbaado β’ Wacyigelin
Muqdisho | Soomaaliya
17/04/2026
[EN version below]
Xeebta Liido maanta πβοΈ
Dabaal Bile Swim Club waxaan ku tababaranay biyo furan (Open Water), annagoo kor u qaadeyna xirfaddeena iyo badbaadada badda.
Waxaan nahay Open Water Swimmers oo aaminsan in badda aysan ahayn cabsi, balse ay tahay fursad iyo nolol dabaasha waa nolol, badduna waa saaxiibkeena kowaad! ππββοΈπͺ
π Liido Beach | Muqdisho πΈπ΄
***
Liido Beach Today πβοΈ
βThe Dabaal Bile Swim Club conducted an open-water training session today, focusing on enhancing our aquatic skills and maritime safety. As open-water swimmers, we believe the ocean shouldn't be fearedβit is a space of opportunity and vitality.
βSwimming is life, and the sea is our primary partner in health!
βπ Liido Beach | Mogadishu, Somalia πΈπ΄
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu