marka uu qofka la dulmiyay uu dhahayo حسبي الله ونعم الوكيل waxaa dhulka laga qaadaa gal dacwadeedka waxaana loo qaada rabiga wax garsoora.
Dayib Abokar
events & entertainment news
man utd vs wolves
man utd ayaa guulaysanaysay ciyaaraha bilowga sanadka cusub shan kamidaa lixdi kulan ee ugu dambeysay marka laga reebo guuldaradii 2 -0 ee arsenal ka soo gaartay 2020
united ayaa guul gaaraysay 65.5% kulamada ay ciyaarayso bisha january, waana kooxda ugu fiicanee sidaa samayso taariikhda tartamada kooxa kale
man utd ayaa guuldaraysatay kaliya hal ciyaar 17 kulan ee ugu dambeysay ay ciyaarto habeen isniin oo ay talaada soogalayso ,guuldaradaasna waxa ay ka soo gaartay tottenham August 2018
wolves ayaa guul ku soo gaarin garoonka oldtrafford 10 kulan oo ay booqatay garoonka man utd, wolves oo ku soo badiso oldtrafford waxa ay aheed 1980 ( 3 barbaraa iyo 7 guuldaraa)
wolves marna ma guulaysan ciyaaraha bilowga sanadka cusub todobo kulan ee horay u soo ciyaartay ( 2 barbara iyo 5 guuldaro)
wolves ayaa guulaystay 4 kulan 16 kulan oo ay ciyaartay habeen isniina oo ay talaado soo galayso(4 barbara iyo 8 guuldara)
By Tayyip aboker
Asc Asxpt Waa Pageka Gaarka Ii Ah Like ama follow iidhaha
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu