27/06/2023
Salaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wa Barakaatuhu
Ciid Wanaagsan
Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo oo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban