20/03/2026
Maanta waxaan la ciidnay saaxiibkay Abdiaziz nor Elmi.
"Fanka Waa waxa ku dareensiiya in ay noloshu tahay adiga adiguna aad tahay nolosha! "
-Ibraahin hawd Aanadii Nageeye.
20/03/2026
Maanta waxaan la ciidnay saaxiibkay Abdiaziz nor Elmi.
14/01/2026
14/01/2026
Waa inaad ogaato oo ku baruurgto, sida keli ah ee aad ku noqon karto ciddii aad rabtay, cidda aad maanka ku hayso, waxa lama huraan ah, inaad ka tanaasusho cidda aad HADDA tahay.
31/12/2024
Waxaan hambalyo diirran u dirayaa maamulka, macalimiinta, howlwadeennada, iyo guud ahaan bahweynta Jaamacadda SIMAD.
16/06/2024
Eid Mubarak.
06/07/2023
Waxaa sawirkan igu weheliyo ardey-da qalin wadaaga illa ah! Maanta Waan banaan baxney ilaa wabigii balcad.
26/06/2023
I have reached 100 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉