21/08/2025
Maresca haddii uu rabo Palmer inuu goals iyo assist sameeyo haka ciyaarsiiyo garabka.
Palmer markii uu geeska dheelaayo wuxuu heystaa space badan wuxuu yaqaana sidoo kale inuu daafaca wareeriyo oo uu marna garabka touchline ka tago marna uu cutting sameeyo oo uu dhaxda meel u dhaw istaago.
Palmer waa more effective markii la eego in garabka laga ciyaarsiiyo. Goals and assists ba.
16/08/2025
15/08/2025