Akram Abdullahi Hussein

Akram Abdullahi Hussein

Share

halkan waxad kahelikarta wararka LAXARIIRA ciyaaraha
dhacdooyinķa sports ka iyo dhaman arimaha sports ka

Photos from Akram Abdullahi Hussein's post 27/10/2023

Waxa Hambalyo meher udirayaa wallkey Jebril Coke oo maanta meherkiisa kadhacay Juba Corner Hotel ee magaalada Muqdisho
بارلگ اللہ لکما وبارلک علیکما وجمیع بینکہا فی الخیر.
Allaha kuu barakeeyo

Photos from Akram Abdullahi Hussein's post 15/01/2020

Official.

Mohamed Lamine Sissoko, former Valencia, Liverpool, Juventus, PSG and Levante striker, among others, announced that he is retiring from professional football at the age of 34.

14/01/2020

OFFICIAL: Former Betis boss Setien replaced Valverde as new Barcelona coach

14/01/2020

Rasmi:

Ac Milan ayaa mar kale xaqiijisay lasoo wareegida ciyaar yahan kale iyagoo sooqaaty daafaca 30 jirka ah ee Sevilla Simon Kjaer.

14/01/2020

Rasmi:

Daafaca Brazilian-ka ee Psg Marquinhos ayaa kooxdisa heshiiska uu kula jiro usii dheereyay wuxuna gaarsiyay 2024.

14/01/2020

Rasmi:

Ac Milan ayaa shaacisay in ay lasoo wareegen gool hayihii chelsea, Stoke, iyo Bournemouth ee Asmir Bogavic kaaso bedal unoqon doono booski uu baneeyay qaarowga spain Pepe Reine oo Aston Villa amaah ku aaday.

14/01/2020

Rasmi:

Go,aan kasoo baxay madaxda kooxda Barcelona ayaa lagu xaqiijiyay in la ceyriyay tababare Ernesto Valverde kadib guul daradii Semi Finalka Super cup-a the spain.

Photos from Akram Abdullahi Hussein's post 12/01/2020

Shaxaha rasmiga ee kooxaha Juventuz iyo Roma

12/01/2020

Shaxda rasmiga ah kulanka derby Madrid
Atletico Madrid vs Real Madrid

Real Madrid XI: Courtois, Carvajal, Ramos, Varane, F. Mendy, Casemiro, Kroos, Modric, Valverde, Jovic, Isco

Subs: Marcelo, James, Ar**la, Mariano, Militao, Vinicius, Rodrygo

Atletico XI: Oblak, Trippier, Felipe, Gimenez, Lodi, Correa, Herrera, Thomas, Saul, Felix, Morata

Subs: Adan, Arias, Savic, Vitolo, Hermoso, Llorente, Riquelme

Photos from Akram Abdullahi Hussein's post 12/01/2020

Asalamu caleykum dhaman asxbta kuxeran page-ka kusodhawaada natiijoyinka kulamadi laciyaaray horyaalada English Preamer league iyo Italian seria A

EPL
Crstal place oo gurideeda kumarti qaaday naadiga kujirta xaalada soo kabashada leh ee Arsenal ayaa waxy isla dhaafi waayen 1-1 Arsenal waxa goalka udhaliyay Captain-koda Aubumiyang isgona sido kale casaan qaatay daqiiqadi 67 ee ciyaarta place waxa usaxiixay goal-ka barbaraha Jordan Ayew 1-1 ayeyna ciyaarta kusoo idlaatay

Man united 4-0 Norwich goalasha waxa ukala saxiixay 2 Rashfod ah 1Martial ah 1 Greenwod ah

Chelsea 3-0 Burnley
Wolves 1-1 newcastal
Everton 1-0 Briton
Leicter city 1-2 southamton

Kulankii lawada sugaaye wuxu dhax maray kooxaha Totanham iyo Liverpool ciyaarta ayaa si dardar leh kubilaabatay waxana ugu dambeyn lagu kala baxay 1-0 oo liverpool guusha kuraacday weerar yahankeda Brazilian-ka ayaana usaxiixay goalka qura hogaanka ayeyna sii dheereysatay 16 dhibcood ayey kahoreysaa naadiga kusoo xikta ee Leicter city

Seria A

Calgeria 0-2 Ac Milan slatan ayaa dib ufurtay akoonkisa goalasha ee Milano

Inter Milan 1-1 Atlanta ayey ladhaafi weyday barbarahan ayaq fursad siin kara kooxda balwada kadhigatay hanashada horyaalkan ee Juve kulan adag Roma ayey labalansan tahy .

Lazio 1-0 Napoli Lazio ayaa ah koox kale oo diyaar u ah in ay dagaal ugasho hanashada horyaalka Seria A 4dhibcood waxey ujirtaa hogaamiyashada Inter 3 waxy ujirta Juve oo kulan baaqi u ah.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Thirty Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00