Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee G/daadmadheedh

Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee G/daadmadheedh

Share

page-ka gudoomiyaha xidhiidhka ciyaaraha fudud ee Gobolka daad madheedh
Hachi Ahmed Gaheir

Photos from Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee G/daadmadheedh's post 14/03/2024

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo
Isuduwaha cusub ee dhalinyarada iyo ciyaaraha ee gobolka daadmadheedh , waa shaqsi ku haboona booska incha Allah wuu ka soo bixi shaqada qaranku u igmadey mr. Ahmed mohamed gaheirHaaji Ahmed Gaheir
Alle ha ku asturo xil weyn ayaa lagu dhiibaye
Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha JSL.

Photos from Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee G/daadmadheedh's post 28/12/2022

Waxa aan umahad celinaya Gudoomiyaha Xidhiidhka ciyaaraha fudud ee JSL Mohamed Hassan Nageeye
Iyo Agaasimaha waaxda Ciyaaraha Cadnaan Ilka CaSe
Oo ila qaatay in ay dardar geliyaan ciyaaraha Fudud ee Gobolka daadmadheedh ,
Waxa aaney Tartarka ka qaban donaan gobolka daadmadheedh sanadkan cusub ( 2023 ) ee inoo bilan doona bilahiisa u horeeya

Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud JSL
Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee G/daadmadheedh

27/12/2022
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Oodweine
Mogadishu
2525