Xildhibanka ciyaaraha

Xildhibanka ciyaaraha

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xildhibanka ciyaaraha, Sports, Mogadishu.

22/05/2026

Macalinka Al nassr bye ๐Ÿ‘‹ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ˜ข Macalinka Real madrid ๐Ÿ˜ข bye ๐Ÿ‘‹ ๐Ÿ˜ข

22/05/2026

Manchester united maxaa laga yiri

22/05/2026

Wc 2026/ SQUAD LIST ENGLAND ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ

22/05/2026

๐Ÿ”ฅ CR7 OO TAARIIKH SAMEEYAY!
๐Ÿ† Ronaldo oo ugu dambeyn qaaday Horyaalka Sacuudiga
๐Ÿ˜ฑ Arsenal oo fashil weyn wajahday
๐Ÿ˜ญ Harry Maguire oo ilmeeyay!
โšฝ Wararkii ugu waaweynaa ciyaaraha maanta! ๐Ÿ”ฅ

21/05/2026

HORIYAALKA SACUUDIGA OO QARXAY! ๐Ÿ”ฅ Man United oo Ceeb Cusub ๐Ÿ˜ญ & Messi World Cup 2026 ๐Ÿ‘€.....+NEWS+?

19/05/2026

22 SANO KADIB ARSENAL AYAA KU GUULEYSATAY PREMIER LEAGUE! โค๏ธ๐Ÿค๐Ÿ”ฅ
Mikel Arteta iyo kooxdiisa waxay sameeyeen habeen aan la ilaawi karin ๐Ÿ‘โšฝ

๐Ÿฅ‡ Arsenal Champions 2025/26
๐ŸŽ‰ Taageerayaal farxad waalan ku jira
๐ŸŸ๏ธ Emirates oo qaraxday caawa
โญ Xiddigihii Arsenal oo bandhig cajiib ah sameeyay

๐Ÿ‘‰ Maxaad ka qabtaa guusha Arsenal?
๐Ÿ’ฌ Fikirkaaga comment kasoo dhiib!
๐Ÿ‘ Like โ€ข Share โ€ข Follow

19/05/2026

๐Ÿ”ฅ๐Ÿค TAARIIKH CUSUB OO LONDON KA DHACDAY!
Arsenal ayaa si RASMI ah ugu guuleysatay Premier League 2025/26 kadib 22 sano oo sugitaan ah! ๐Ÿ†โœจ

๐Ÿ‘ Mikel Arteta wuxuu qoray taariikh cusub, taageerayaashana farxad aan la qiyaasi karin ayay ku jiraan! โค๏ธ

18/05/2026

๐Ÿšจ Pep Guardiola ayaa la filayaa inuu ka tago kooxda Manchester City xagaagan, iyadoo Enzo

Maresca uu yahay qofka kaliya ee kooxda doonaysay inuu badalo.
Pep ayaa diyaar u ah inuu macsalaameeyo kooxda

maalmaha soo socda, halka Maresca uu ogolaansho siiyay Manchester City bilo kahor.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Mogadishu